Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti oo Shacab-weynaha Somaliland ku Hambalyey Xuska 18-ka May Iyo sanaad guurada 29aad...

0
Sunday May 17, 2020 - 22:21:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti oo Shacab-weynaha Somaliland ku Hambalyey Xuska 18-ka May Iyo sanaad guurada 29aad...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti oo Shacab-weynaha Somaliland ku Hambalyey Xuska 18-ka May Iyo sanaad guurada 29aad...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti oo Shacab-weynaha Somaliland ku Hambalyey Xuska 18-ka May Iyo sanaad guurada 29aad...
Jabuuti(Xogreebnews)- Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed ayaa Hambalyo u diray Shaqaalaha Safaarada Somaliland ee Jabuuti, Ciidamada Qaranka ee kala duwan iyo guud ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, golayaasha Qaranka iyo Xisbiyada dalka oo u ku Hambalyey xuska maalinta qaran ee 18ka May sanaad guurada 29aad ee dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed waxa   u Ilahay uga baryey umadda Somaliland inuu ku guuleeyo Himiladood, isla markaana sanaadkan sanaadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo.
Sidoo kale, Safiir Cabdifatax Siciid Axmed waxa u Ilahay uga baryey Shacab-weynaha Somaliland iyo muslimiinta iyo weliba aduunka inuu rabbi ka kor qaado aafada xanuun ee samaysay Coronavirus.
Guntii iyo gebo-gebadii waxa uu ugu hambalyey Ciid Wanaagsan shacabweynaha Somaliland meel kastoo ay joogaan, waxanu ugu baaqay inay u midoobaan qaranimada Somaliland, Ciid wanaagsan dal iyo dibadba ku ciida.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured