H A M B A L Y O H A M A L Y O, 18-ka MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale. W/Q. Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab).

0
Sunday May 17, 2020 - 23:57:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    H A M B A L Y O H A M A L Y O, 18-ka MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale. W/Q. Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab).

    H A M B A L Y O H A M A L Y O, 18-ka MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale. W/Q. Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

H A M B A L Y O H A M A L Y O, 18-ka MAY Waa malin ka Tilmaaman maalmaha kale. W/Q. Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab).
Waa maalintii Dib ula soo noqoshada hungawgii midawga Koonfur, waa maalintii aynu yagleelnay calanka saddexda midab ah xidigtu wehiliso kuna xardhan yahay tawxiidku, waa maalintii aynu tusnay beesha caalamka in aynu nahay dal isku filan una dhamays tiran yahay hanaankii/haykalkii dawladnimo ee saddexda dhadhaar ahaa (Sharci dajin, Garsoor iyo Fulin), waa maalintii soo noolaysay 26june ee xornimadeenii xiiso u gaynay koonfur kana dhaxalnay burburkii ba'naa iyo baaruudii na asqaysay ee nagu habsatay, waa maalintii Qaranka JSL, waa maalintii si fayow oo go'aan ku dhisan u tashanay, waa maalintii ciroole iyo caruurba lagu wada xusaayay kal iyo laab midaysan. 


Hambalyo Hambalyo
waxa aan hambalyada maalintan waa 18may e'u Dirayaa 
- Bulshada JSl
- Madaxweynaha Jsl "Mudane: Muse Bixi 
Cabdi"
- Gudoomiyaha Xisbiga Wadani "Mudane: 
Cabdiraxman Cabdillahi"
- Gudoomiyah Xisbiga Ucid "Mudane: Faysal 
Cali" 
- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada "Mudane 
Baashe" 
- Gudoomiyaha Golaha Guurtida "Mudane: 
Saleebaan (Nuur)
- Gudoomiyaha Maxkamada Sare "Mudane: 
Farxan X. Cali" 
- Ciidanka Qaranka Jsl
- Ciidanka Police ka JSl
* Laanta Ilaalada Nebadgelyada 
wadooyinka. 
* Laanta RRU 
* Laanta SPU 
- Ciidanka Asluubta JSL
- Ciidanka Ilaalada Xeebaha
- Laanta Socdaalka
- Culumo Aw Diinka JSL
- Aqoon Yahaynka JSL
- Waayeelka iyo Wax Garadka JSL
- Ururada Haweenka JSL
- Ururka Suxufiyiinta
- Ururada dhalinyarda JSL
Waxa aan leeyahay Hambalyo Hambalyo Alleh sanadkaa sanadkii sa ha inagu gaadhsiiyo Nabad qab, Horumer waara iyo Aqoonsiga Qaranka JSL.
Cabdixakim Maxamed Cabdi (Samokaab)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured