Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeeyo, Kana Hadlay Gadiidkii Bulshada Lagala Wareegay...

0
Thursday May 21, 2020 - 01:17:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeeyo, Kana Hadlay Gadiidkii Bulshada Lagala Wareegay...

    Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeeyo, Kana Hadlay Gadiidkii Bulshada Lagala Wareegay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeeyo, Kana Hadlay Gadiidkii Bulshada Lagala Wareegay...

Hargeisa(Xogreebnews):-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Waxaa ay Warsaxaafadeed ay maanta soosaareen waxay Xukuumada Jsl ugu baaqeen inay sharciga kusoo dabaasho arrimo badan oo wakhtigan taagan, waxaana sidoo kale ay ka hadleen gadiidkii ay dhawaan kala wareegtay xukuumada somaliland dadkii lagu qabtay qaadka ee ciidamadu sida degdega ah ugu buufiyeen midabka gawaadhida ciidamada.

Halkan Hoose Ka Akhri Nuxurka Warsaxaafadeedka Ururka Qareenada Somaliland.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured