Baaq Kasoo Baxay Qurbajoogta Beesha Cismaan Guula. (Jibril Yonis)

0
Friday May 22, 2020 - 13:27:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Kasoo Baxay Qurbajoogta Beesha Cismaan Guula. (Jibril Yonis)

    Baaq Kasoo Baxay Qurbajoogta Beesha Cismaan Guula. (Jibril Yonis)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baaq Kasoo Baxay Qurbajoogta Beesha Cismaan Guula. (Jibril Yonis)
Shir deg deg ah oo ay khadka telefoonka ku yeesheen qaar kamida aqoonyahanka , waxgaradka, dhalinyaradda iyo haweenka beesha Axamed Cismaan (Cismaan Guulo) oo ka tirsan beelweynta Jibriil Yoonis ayaa waxay cambaareynayaan xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacay caaqil Sayid caaqil Qalinle oo lagu xidhay jawaab uu siiyay Caaqil dhigiisa ah oo kasoo jeeda gobolka Awdal iyo waliba 9ka xubnood  ee kale ee kasoo jeeda beesha cismaan guula ee xoriyadoodii laga qaaday


Marlabaad baaqan ka soo baxay qurba joogta beeshu waxay ku cadeynayaan in xadhiga Caaqilka iyo xubnaha kale loo geystayba uu yahay dulmi  iyo cago jugleyn aan geed loogu soo gaban 

Waxayna madaxdda Somailand dhawaaq dheer ugu sheegayaan in aanay nabadgalyadda iyo xasiloonodda dadka iyo dalka iyagu khatar gelinin.

Ugu dembeyntii waxay taageero buuxda u muujinyaan qurba joogta beesha Cismaan Guulaad caaqilka reerka iyo dhamaan dhalinyaradda iyo odeyaasha kale ee sida sharci darada ah u xidhan 

Waxayna ku baaqayaan in si degdega oo shuruud la aan ah xoriyadoodda loogu soo celiyo 

Allah Mahad leh

Magacaanta Qurbajoogta beesha Cismaanguulo ee baaqu kasoo baxay

Maxamud Cumar Sheekh Ibraahim
Jiilani Urdoox Ayeh
Cabdiraxmaan Awfarax Sigad
Farxaan Awfarax Sigad
Cabdikariim Daahir Bile
Maxamed Jamac Muse
Mustafe Jamac Muse
Abdirazak Daahir Fiftiin
Nasiya Urdox Ayeh
Saynab Urdox Ayeh
Kaltuun Jamac Muse
Nimco Muse Kahiye
Maxamad Muse kahiye
Xasna Axmed Bare
Cabdi Gurey Kaahin Kahiye
Maxamed Cali Cabdillahi
Sahra Awfarax Sigad
Deeqa Daahir Kaahin
Madino Awfarax Sigad
Kaltun Cali Cabdillahi
Amina Cali Cabdillahi
Jamac Cali Cabillahi
Axmed Aden Daahir
Maxamed Cabdi Caynaan
Cabdirashiid Cumar sheekh 
Cabdi muse Kahiye
Mustafe Cismaan Guul
Cabdale Awfarax Sigad
Xasan Cabdi Muse
Cumar Muumin Nuur.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured