Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay

0
Saturday May 23, 2020 - 01:48:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay

    Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay
Hargeysa(Xogreebnews):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay in hadda sheegay inay Sabtida Berri tahay Ciid, isla markaana bishi Shuwaal laga arkay deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ka tirsan.
Wasiirka oo Fiidkii sheegay inaan bisha la arag, ayaa xaqiiqo raadin ka dib sheegay in laga arkay deegaanno kala duwan, sidaa awgeedna ay Ciid tahay Sabtida.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured