Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga...

0
Saturday May 23, 2020 - 02:16:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga...
Hargeysa(Xogreebnews)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Md. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu shaqaale-weynaha  Dekeda Berbera ugu Hambalyeynayaa Munaasibada Ciidul-Fidriga oo Beri oo Sabtiya la Iidi-doono.
Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi waxa kaloo u Hambalyo taas lamida u dirayaa, dhammaan umadda Islaamka ah guud ahaan, gaar ahaan Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland munaasibadda maalinta Ciidal Fidriga ah awgeed.
Waxaanu Shacabka Eebbe Uga baryey Ciiddan Ciiddeeda inuu ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, Nabad iyo Horumar.
CIID MUBARAK.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured