Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Shucuubta Islaamka iyo Umadaha Jabuuti iyo Somaliland ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga....

0
Saturday May 23, 2020 - 19:37:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Shucuubta Islaamka iyo Umadaha Jabuuti iyo Somaliland ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga....

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Shucuubta Islaamka iyo Umadaha Jabuuti iyo Somaliland ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Shucuubta Islaamka iyo Umadaha Jabuuti iyo Somaliland ku Hambalyey Munaasibada Ciidul-Fidriga....
Hargeysa(Xogreebnews)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxa uu Munaasibada Ciidul-Fidriga awgeed Hambalyo u dirayaa shucuubta Islaamka, Gaar ahaan Umadaha Somaliland  iyo Jabuuti iyo sidoo kale shaqaale-weynaha Safaarada Somaliland ee Jabuuti, Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, golaha Xukuumada, golayaasha qaran iyo weli asxaabta dalka.
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxa kaloo uu Ilahay uga baryey umadda Muslimiinta inuu ka aqbalo acmaasha kala duwanayd ee Ramadaanka, sidoo kalena waxa uu Eebbe ka baryey inuu aduunka ka kor qaado xanuunada iyo aafaadka maanta ka taagan.
Waxaanu Shacabka Eebbe Uga baryey Ciiddan Ciiddeeda ku gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo, Nabad iyo Horumar.
CIID MUBARAK.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured