Tacsi Tiiraanyo leh, Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa..

0
Monday May 25, 2020 - 00:50:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh, Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa..

    Tacsi Tiiraanyo leh, Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo leh, Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle oo Caawa ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa..
Hargeysa(Xogreebnews)- Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle Ayaa Caawa Ku Geeriyoodey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa. 
Marxuumka ayaa sida ilo Xog-ogaal ahi noo sheegeen u Geeriyooday xanuun ka haleelay dhinaca wadnaha.
Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuumka janooyinkisa  haka waraabiyo  Nin wanaagsan   qalbi fican buu ahaa.
Bahda Shabakada Xogreebnews waxa ay Tacsi tiiraanyo badan u diraysaa ehelkii iyo qaraabadii iyo weliba Qaranka Somaliland, Ciidamada uu ka tirsanaa Samir iyo Iimaan alla haka siiyo, Marxuumkana jano fardawsa haka Waraabiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured