"Kuwa ku Baaqa Somaliland la wada leeyahay, ujeedadooda Qarsooni waa S/land la Dumiyo, ee yaan lagu dagmin".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Tuesday May 26, 2020 - 01:49:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Kuwa ku Baaqa Somaliland la wada leeyahay, ujeedadooda Qarsooni waa S/land la Dumiyo, ee yaan lagu dagmin".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Kuwa ku Baaqa Somaliland la wada leeyahay, ujeedadooda Qarsooni waa S/land la Dumiyo, ee yaan lagu dagmin".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kuwa ku Baaqa Somaliland la wada leeyahay, ujeedadooda Qarsooni waa S/land la Dumiyo, ee yaan lagu dagmin".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
"Waqti ina soo maray ayaa marka la yiraahdo waar aan diinta islaamka isku xukuno, ayey Siyaasiyiinta oo diinta Meesha ka Saarayaa odhan jireen " Waqtigan inaynu diinta ku xukuno uma bislin " waa kelmed aan Macno Cad lahayn laakiin ujeedadeedu qarsooni tahay diinta inaga daaya, waxan ku keenay tan maanta  kelmed iminka mudooyinka dambe aad inoogu badan oo ah' Somaliland La wada leeyahay" waxay noqotay kelmed loo adeegsado dhaawicida Himilada, Hiigsiga iyo niyad- jabinta Bulshada Aaminsan Somaliland, iyadoo loo muujinaayo in cidna la dulmiyey, cidina wax dulmiday, ma jiraan had iyo jeer dadka kemedan adeegsada fasiraad iyo qeexid dhab ah oo ay saaraan Somalilandta la wada leeyahay ay rabaan ta ay tahay, inta badan dadka adeegsadaa amaba isticmaalaa waa kuwo ay ka madhan tahay Amaba ay khafiif ku tahay Somalilandnimadu, waxay  iminka ku kordhiyeen 30 sano aynu dawlad ahayn oo aynaan waxba haynin, waxay is waydiintu tahay somalida inaga saraysa ee jirtaa xagay ku nooshahay? Marka ay noqoto somali cida qudha ee la majeerta waa somaliland xag kasta, Amni, waxqabsi, horumar, tusaale waxaa kuugu filan kuwaa baaqa Shacab baanu soo saaray leh ee aqoon yahanka sheeganayaa, waa midhihii ay somaliland Soo saartay intay jirtay, waxay ahayd hadii ay waxa kordhay garan-waayeen inay naftooda dib ugu noqdaan keliya.
 Gebagebadii waxaan jecelahay inaan bulshada u iftiimiyo, Dadka had iyo jeer adeegsada Somaliland la wada leeyahay, inay ujeedadoodu tahay oo ay doonayaan Somaliland la dumiyo ee yaan lagu dagmin. Bartilmaameedkooduna inta badan waxa uu yahay  inay weeraraan cid kasta oo  ay ku tuhmaan inay ku jirto qadiyad ah Somalilandnimo, iyo inay halka ay u dhimanayso ku dhuftaan markasta, tusaalena waxaa inoo ah Maalintii qaranimada ee hambalyada mudnayd bulshada niyad- dilka ay u soo ban dhigeen, wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured