"Waxaan u arkaa ilbaxnimo iyo wacyiga bulshada oo koraya. Marka la maqlo bulsho ka cabanaysa Ambalaas, Oxygen dawooyin iyo biyo". Wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Mareexan.

0
Tuesday May 26, 2020 - 19:58:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaan u arkaa ilbaxnimo iyo wacyiga bulshada oo koraya. Marka la maqlo bulsho ka cabanaysa Ambalaas, Oxygen dawooyin iyo biyo". Wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Mareexan.

    "Waxaan u arkaa ilbaxnimo iyo wacyiga bulshada oo koraya. Marka la maqlo bulsho ka cabanaysa Ambalaas, Oxygen dawooyin iyo biyo". Wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Mareexan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaan u arkaa ilbaxnimo iyo wacyiga bulshada oo koraya. Marka la maqlo bulsho ka cabanaysa Ambalaas, Oxygen dawooyin iyo biyo". Wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Mareexan.
"Dadkeenu inimka kama hadlaan xisbiyo iyo taageeradooda iyo loolan siyaasadeed, waxa ay inta badan  ka hadlaan waa wax qabad iyo waxyaabaha noloshooda taabanaya sida: caafimaadka, biyaha, waxbarashada iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Waxaad arkaysaa dadwaynaha oo ka hadlaya baahiyaha adeega bulsho ee ka jira deegaamadadooda iyaga oo ku canaananaya dawladooda in ay wax ka qabato. Waxaan u arkaa ilbaxnimo iyo wacyiga bulshada oo koraya. 
 Marka la maqlo bulsho ka cabanaysa Ambalaas, Oxygen  dawooyin iyo biyo IWM waa in loo dareemaa si ka duwan sida loo dareemo dawaaqyada ama baaqyada beelaha ee micno darada ah ama isku tuurtuurka iyo xifaaltanka siyaasiyiinta ee xisbiyada dhextaal. Jawaabta  waxyaabaha laga cawday cidda ka masuulka ahi waa inay noqotaa: 
 a) in uu deg deg uga jawaabo baahidaa shacab kiisu ka soo cawday inta hadba awoodu tahay, 
b) ama waa in uu sharxaa wixii hore looga qabtay iyo sida iminka xaalku yahay iyo weliba waxa u qorshaysan.
Sidaana waa inay isku xidhnaanta bulshada iyo dawladu joogto u ahaataa gaar ahaan inta lagu jiro xiliyada iyo xaaladahan adag.
Wasiirkii hore ee hawlaha guud Cali Mareexan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured