Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.

0
Thursday May 28, 2020 - 19:54:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.

    Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fariin ku Socota Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax. W/Q. Axmed Cabdi Muse.
"JAWAABTA GUDOOMIYE BAASHE
Shiqsiyan Ma Jecli in aan  Siyaasada Gudaha ku milmo  hadiise aan ahaan lahaa Dadka Siyaasada ay isku bah ka yihiin waxaan Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax odhan laha  nin Nugul Oo Faysal damqo  ha noqon Reerahana waxba yaan lagu Awr kacsan Shiqsiyan waxaan Aaminsanahay In Baashe Maanta ka Saaamayn badan yahay  Faysal Cali Waraabe oo Mudo dheer Siyaasada ku jiray laakin aan Horumar iyo horusocod ka gaadhin


Jawaabta haboon maanta Oo Dadkuna uu ku kasban karaa  Waa haduu Xulafadiisa Siyaasada adeegsado oo uu ka Dhabeeyo Xanta Faysal gaadhay ee ah Dhaqdhaqaaqa Mooshin Lagu Sharciyeynayo Dub u Furista Ururada Siyaasada Oo ah Nabarka keliya Ee Hogaamiyeyaasha Asxaabta Mucaaridka ah hogaamisaa diidaan in laga taabto.
Waxaan Gudoomiye Baashe odhan lahaa Hadaan ka ag dhawahay Jawaabtaadu yaanay noqon Saxaafada Ee Ficil Siyaasiya ha noqoto
Ood ku Moojiso Awooda Shiqsiyeed iyo Saamayntaada Siyaasadeed ee kuu banaan. 
Iga Gaadhsiiya Gudoomiyaha Baarlamaanka
Maanta waxa u banaan Fursad uu ku kasban karo Taageero aanay jirin cid kasbatay ilaa hada oo ah In Dub loo furo Ururada Siyaasada  oo noqday Gaadhi nin leeyahay oo uu kuu doona soo saarto kuu doonana ka dejiyo.
W/Q. Axmed Cabdi Muse.
Germany 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured