"Waxaa Muuqata In Dagaal aan yarayni ku Socdo Jiritaanka Somaliland, baaq Shacab, Marlabaad iyo midnimo, Dal la wada leeyahay & kooxo Social Media warar been ah ku gudbiya..".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Thursday May 28, 2020 - 23:32:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaa Muuqata In Dagaal aan yarayni ku Socdo Jiritaanka Somaliland, baaq Shacab, Marlabaad iyo midnimo, Dal la wada leeyahay & kooxo Social Media warar been ah ku gudbiya..".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Waxaa Muuqata In Dagaal aan yarayni ku Socdo Jiritaanka Somaliland, baaq Shacab, Marlabaad iyo midnimo, Dal la wada leeyahay & kooxo Social Media warar been ah ku gudbiya..".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa Muuqata In Dagaal aan yarayni ku Socdo Jiritaanka Somaliland, baaq Shacab, Marlabaad iyo midnimo, Dal la wada leeyahay & kooxo Social Media warar been ah ku gudbiya..".Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Waxaa muuqata In dagaal aan yarayni ku socdo Masiirkii jiritaanka Somaliland, taasoo u baahan in loola socdo si ay feejignaani ku jirto, shaqsi kasta oo jiritaanka qarankani qiimo ugu fadhiyaa, Maaha inuu si sahlan u arko kooxaha kolba shaadhadhka midabada badan soo xidhanaya, qaababka kala duwan isticmaalaya, (baaq Shacab, Marlabaad iyo midnimo, Somaliland la wada leeyahay, & kooxo Social Media warar been ah ku gudbiya ) dhamaantood waa silsilad isku xidhan oo meel isku mid ah ka soo shidaal qaata, arrintani maaha mid mucaarid, amaba muxaafid , mid madaxa iyo mid aan ahayn, & qabiilooyin midna u gaara oo lagu eegayo, ee waa dagaal ka dhan ah jiritaanka qaranimada Somaliland, waana arrin saamaynteedu inooga dhaxayso sida qaranimadu inooga dhaxayso.
Kolkay sidaa tahay, weligeedba way jireen qaybo inaga mid ah oo aan ku qanacsanayn aaya ka tashiga umadan, kuwaasi waxay ahaan jireen kuwo Muqdisho u shaqo taga, laakiin hargaysa dhexdeeda Compaing kamay geli jirin, maanta waxaad mooda inay xabadoodii ka bilaabeen dhexdeena, sahal ninkay la tahay waxaan qabaa inaanu habeena jirin, maxaa haddaba inagala  gudboon bulsho & xukuumadba :-
A- ninka Maalintii qaranimadaada, dhiilada geliyey, ee farxadaadii niyad- jabka ku abuuray 
B- ninka Maalin bulshadaadii oo la tiicayso Aafada Xanuunka  faafaha daran, oo aan gacan ka helaynin dhamaan Caalamka ,kuna calool adaygtay inay isku tashadaan, yididiile xume u saaray ee niyada kaga kaajay.
C- ninka Maalin aad u adag ku talo-galay inuu halkaad u dhimanayso kugu dhufto.
Intaas iyo ino kale badan ku talo-galay wuxuu inoola mid yahay nin inoo weeraray sidii   weerarkii Maraykanka Twin Tawerska laga dumiyey 11 sept, 2001 oo kale, qaabka aynu u wajahaynaana waxay lamid tahay qaabkii dhacdadaas looga fal celiyey oo kale wa  bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.
Hargeysa/ Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured