"Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad, Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo." Boqor Buurmadow

0
Saturday May 30, 2020 - 04:30:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad, Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo." Boqor Buurmadow

    "Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad, Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo." Boqor Buurmadow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Faysal Cali Waraabe Kumuu Gefin Shakhsiyaad, Ee Wuxuu Ku Gefay Beelaha Harti Iyo Habarjeclo." Boqor Buurmadow

HARGAYSA(Xogreebnews)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka gobolada bari ee Somaliland ayaa jawaab kulul kabixiyay hadalkii gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ku weeraray siyaasiyiinta beelaha dhulmahante ee maamulka punthland xilalka ka haya iyo gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax isagoo sheegay in uugafcad kula kacay beesha dhulmahante iyo beesha uu kasoo jeedo ee habarjecaba.

 

Boqor Cismaan buurmadow ayaa qoraal uu ugu jawaabayo faysal cali waraabe ku baahiyay baraha ay bulshadu ku xidhiidho wuxuna udhignaa Sidan;

Gudoomiye faysal cali waraabe shirkiisii jaraaid ee shalayto kumuu gefin shakhsiyaad kumana weerarin.

Ee wuxuu ku gefay beelaha harti iyo habarjeclo Isagoo ku guubaayey beelaha dhulbahante Inay habarjeco kasoo eryaan qorulugud iyo coodanle iyo caynaba waa wax aad loolayaabo hadalka kasoo baxay gudoomiye faysal wuu ka dabategay iskuna dayay inuu saxo hadalkii uu ku aflagaadeeyey beelaha harti inkasta oo uu kasii daray dhiiqona sii dabaashay Hase yeeshee eedii uu kula kacay beelaha habarjeclo Wuu kusii adkaystay faysal waxbadan Wuu amaani jiray habarjeclo taageero fiicana wuu ku haystay aniga aragtidayda faysal aad umayaqaano dhaqanka beelaha habarjeclo habarjeco lama amaano hadii la amaanona lama caayo oo xukinkeedu waa qisaas,

Alle hawnaxariistee waxa aad u amaanay

Habarjeclo abwaankii Waynaa ee ismaaciil yawle mudo kadib ayuu gabyey wuxuu ku yidhi

Mamaroodi baan habarjeclooy idinku miisaalay

Ma mooyaan idiintumay gunwaa loo mashxaradaaye hadaba faysal waxaa ku waajibtay inlamariyo jawaabtiisuna ahaan doontaa magligaad Afaysaa ku ogayn muruq Yawloowe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured