13, Qof ayaa ku Dhaawacmay Shil Gaadhi oo ka Dhacay Degmada Yagoori..

0
Saturday May 30, 2020 - 14:30:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    13, Qof ayaa ku Dhaawacmay Shil Gaadhi oo ka Dhacay Degmada Yagoori..

    13, Qof ayaa ku Dhaawacmay Shil Gaadhi oo ka Dhacay Degmada Yagoori..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

13, Qof ayaa ku Dhaawacmay Shil Gaadhi oo ka Dhacay Degmada Yagoori..
Hargeysa(Xogreebnews)-La-taliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Arrimaha Bulshada Cabdiwaxid Cabdiraxmaan Cabdiqadir, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxa uu sheegay Deegaanka Yagoori uu ka dhacay Shil gaadhi, waxana gaadhigaas Saarna qaar kamid ehelada Lataliye Cabdiwaxid, Ilahay caafimaad ha siiyo dhamaan dadkaas' waxanu qoraalka masuul u dhigan yahay sidan.
"Shil gaadhi oo ku dhawaacmeen 13 ruux ayaa saaka ka dhacay meel ku dhow Degmada Yagoori, waxaa ka mid ah dhawr qof oo xaalkoodu culus yahay, 2 Wiil oo aan Adeer u ahay ayaa ku jira dadka dhaawacoodu aadka u culusyahay.
Waa  shil aad u naxdin iyo xanuun badan, gaadhiga ayaa siday Reero  guurayey oo la soo hayaamiyey. 
Rabbi hawboogo dhayo hana u fududeeyo dhibkaa culus ee soo gaadhey, caafimaad taam ah hasiiyo dhammaantood".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured