Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed oo Maanta Loo Ogolaaday In la Dhigo Dhakhtar iyo Beri oo Loo Diyaarinayo inuu Galo Qaliin la Xidhiidha Jabniinkii kasoo gaadhay Lugta...

Hargeysa(Xogreebnews)- Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed, oo dhowaan Dagaal gacanka hadal ahi, dhexmaray Maamulaha dugsiga Nuuradiin Mahad Ibraahin, oo mudo ka badan 12 Mahmood Xabsiga ku jiray isagoo Lug iyo gacan ka jaban, ayaa Maanta loo Ogolaaday in la dhigo dhakhtar.
Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed, waxa hada la geeyey dhakhtarka waxana loo qalqaalinayaa in maalinta Beriya uu galo Qaliin dhinaca Loog-ga ah oo Jabniin xumaaday ka gaadhay.
Ilahay caafimaad degdega ha siiyo Macalinka oo mudo dheer ku dhex darayeysna Saldhiga Daloodho oo isagu Laalush ka qaatay Maamulaha dugsiga Nuuradiin mahad Ibraahin, oo isna qaba dhaawac madaxa kasoo gaadhay' balse isagu helay daryeel caafimaad. Leave a comment |
|