Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Dhaqaale ku Bixinaya Warar Lagu Duudsiyey Xuquuqda Macalin Cabdiraxmaan oo laga Sii Daayey Telefishanka Hctv Iyo Xeeladaha Cusub markii lagu Hayn Kari-waayey Xabsiga Macalinka Lugta iyo Gacanka Jaban

0
Wednesday June 03, 2020 - 21:14:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1073
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Dhaqaale ku Bixinaya Warar Lagu Duudsiyey Xuquuqda Macalin Cabdiraxmaan oo laga Sii Daayey Telefishanka Hctv Iyo Xeeladaha Cusub markii lagu Hayn Kari-waayey Xabsiga Macalinka Lugta iyo Gacanka Jaban

    Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Dhaqaale ku Bixinaya Warar Lagu Duudsiyey Xuquuqda Macalin Cabdiraxmaan oo laga Sii Daayey Telefishanka Hctv Iyo Xeeladaha Cusub markii lagu Hayn Kari-waayey Xabsiga Macalinka Lugta iyo Gacanka Jaban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Dhaqaale ku Bixinaya Warar Lagu Duudsiyey Xuquuqda Macalin Cabdiraxmaan oo laga Sii Daayey Telefishanka Hctv Iyo Xeeladaha Cusub markii lagu Hayn Kari-waayey Xabsiga Macalinka Lugta iyo Gacanka Jaban
Hargeysa(Xogreebnews)- Maamulaha dugsiga Nuuradiin Mahad Ibraahin, ayaa Dhaqaale ku bixinaya inuu marin habaabiyo Nabaradii iyo Dhaawacii ay soo gaadhsiiyeen Macalinkii uu Mushaharkiisa Kula dagaalamay Daba-yaaqadii Ramadaan.
Maamulaha Dugsiga Nuuradiin Mahad Ibraahin waxa uu Telefiishanka HCTV, kasii daayey Warbixin oo u dhaqaale badan ku bixiyey kuwasoo lagu Waraystay qaar kamid ah shaqaalihiisa iyo weliba dad la sheegay inay ku tukanayeen Masaajidka waqtigii dagaalku dhexmaray Maamulaha iyo Macalinka.
Hadaba Warbixinta dhaqaalaha lagu bixiyey ee laga sii daayey Telefishanka Hctv, waxay ahayd mid gabi-ahaanba lagu duudsiyeyo Macalinka laga jebiyey Lug iyo gacanta talan-taaliga ah, waxana loogu daray mudo ka badan 10 Malmood inuu Xabsiga ku jiro, iyadoo Maamulaha dugsigu dhaqaale ku siiyey Taliyaha Saldhiga Daloodho inuu Xabsiga ku hayo, isla markaana aan lasoo qaban dadkii waxyeelada u gaystay Macalinka Mushahar doonka ahaa.
Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed oo laba Maalmood ka hor laga soo daayey Xabsiga isagoo jaban, ayaa gacantii la kabay, halka Lugtii Dhakhaatiirtu aanay kabin, isla markaana dib loo dhigay Kabniinkeeda. Waxana la filayaa in Maalinta Sabtida la Kabo Macalin Cabdiraxmaan Yuusuf Axmed. La soco xogo dheeraada filo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured