Siyaasi Axmed Cali Faarax oo Talooyin ku Aadan Guddiyada Farsamo ee sii Wadaya Wadahadalada usoo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...

0
Friday June 19, 2020 - 17:20:39 in Wararka by
  • Visits: 812
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Axmed Cali Faarax oo Talooyin ku Aadan Guddiyada Farsamo ee sii Wadaya Wadahadalada usoo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...

    Siyaasi Axmed Cali Faarax oo Talooyin ku Aadan Guddiyada Farsamo ee sii Wadaya Wadahadalada usoo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Axmed Cali Faarax oo Talooyin ku Aadan Guddiyada Farsamo ee sii Wadaya Wadahadalada usoo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi...
Hargeysa(Xogreebnews)-"Talo soo jeedin: Halkan waxaan Madaxweynaha usoo jeedinayaa Talo ku saabsan magaciibista gudida farsamo.
Waxanan leeyahay guddiyadaas, in lagu daro dad xirfadahan soo socda leh. Iyadoo ay tahay meelaha dhaliisha xoogani ka muuqato aniguna shakhsiyan aan taabaayo
1-Sharciyaqaano ama xeeldheerayaal dhinaca sharciga ah(Legal expertise)
2-Diblanaasiyiin khibrad dheer leh
3-In loo xulo ashkhaas khibrad iyo waliba aqoon dheer u leh Qodabada laga wada hadlayo.
Illaahow Soomaalilaand Badbaadi oo Barkee.
Siyaasi Madaxbanaan
Ahmed Ali Farah
Hargeysa/Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured