"Soomaaliland ee Muuse wakaa" Ahmed Ali Farax Siyaasi Maxbanaan

0
Tuesday June 23, 2020 - 17:03:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Soomaaliland ee Muuse wakaa" Ahmed Ali Farax Siyaasi Maxbanaan

    "Soomaaliland ee Muuse wakaa" Ahmed Ali Farax Siyaasi Maxbanaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Soomaaliland ee Muuse wakaa" Ahmed Ali Farax Siyaasi Maxbanaan
"Waxaa in badan madaxayga ka guuxaysay su'aal aan aad iyo aad isu waydiiyay dad badan oo reer soomaaliland ahna aan way diiyay ,waxaa kusoo jitay qudbadii Madaxweynaha soo soomaaliland ee soo guryo noqoshadii kalankii wada hadalada soomaaliland iyo soomaaliya Jabuuti markii sida aad ogtihiin loo soo dhaweeyay.
(Inaga waxaa la inaga rabaa inaynu fulino waxii aan soo balanqaado ama aan cid la soo galno),waxii uu inaga doonayay madaxwaynu inanu fulino wa kaa  soo waxay
Madaxweynaha waxaan Lee yahay dalku dastuur buu lee yahay shaqadana u kala qabiyay waaxyaha dawlada sida fulin,sharci dajin iyo garsoor
Fulinta waxay xaq u leedahay inay soo gasho waxii heshiisyo ah ,waxayse sharci noqnayaan marka loo soo gubiyo golaha sharci dejin ee qodob-'qodob uga doodaan xubnaha guluhu kadibna.
Qodob-qodob loogu codeeyo loona ansixiyo,arinkaasu waa marka heshiiska uu ogolaanayo dastuurku 
Qodobada aanu dastuurku oglaanay iyagu waa Danbi, ka hadalkooda, gelistooda,iyo soo qaadashadoodu.
Waxaa ku baraarujinayaa bulshada soomaalilaand iyaga oo horeba u baraarugsanaa inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan iyaga oo wadajir ilaashadaana Dawladnimadooda iyo Qarnimadooda.
Illaahow soomaalilaand Badbaadi oo Barakee
Ahmed Ali Farax 
Siyaasi maxbanaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured