Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

0
Wednesday June 24, 2020 - 21:47:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

    Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabkii Jamaal Cabdinaasir iyo Gaadhigiisii Dusha furnaa!
Hogaamiyihii labaad ee  Dalka Masar Soo maray ee xilka Madaxweyne hayey sanadihii 1954 illaa 1970…. Waxa uu dhashay sanadkii 1918. Jamaal waxa uu can ku ahaa in uu samayn jirey ficilo lidi ku ah xaqiiqda wakhtigaa ka jirtay dagaalkii Israil iyo Wadamada carabta oo ay masarna ka mid ahayd 1967….waxaa lagu yaqanay Jamaal Cabdinasir iyada oo ciidamada masar jab wayn loogu gaystay oo dhimasho iyo dhaawac iyo kaba kayaac ay ka dhacday furimihii dagaal ee wakhtigaa ayaa inta uu SOO FUULO GAADHI DUSHA BANAAN labada gacmoodna u haadinaaya Shacab aad u tiro badan una muujinaaya in ay guulo ka gaadheen Degaaladii u dhaxeeyey Masar iyo Israil. Halkaas oo ay shacabku aad ugu riyaaqeen guulaha la gaadhay dadbadanina ugu soo baxeen Madaxweynahooga guusha sheegaya….
Haddaba,  Gaadhigii dusha furnaa ee Madaxweyne Biixi , warkii Loo sheegay Shacabka Somaliland gaar ahaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee u dhignaa in ay diideen Qodobka ISDHEXGALKA LABADA DAL …. IYO Warmurtiyeedkii kasoo baxay Jabuuti 22 June 2020 ee uu ku cadaa in  4ta qodob ee lagu heshiiyey uu ku jiro ISDHEXGALKA… macnaheeduna yahay in Siyaasiyiinta Somalia ay halkan(Somaliland ) iman karaan oo ay uga ololayn karaan Somali weyn……naadiyada ciyaaraha oo huwan astaantii somaliweyn iyo bulshada dhaqankuba inay dalka Somaliland xor u yihiin in ay wakhtiga ay doonaan iman karaan halkaas oo arinta looga jeedaana ay tahay MIDNIMO—IYO IN SHACABKA LA JAHAWAREERIYO.
Wabillahi tawfiq
Cabdirasaaq Askar
Hargeysa,Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured