Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyo u Diray Xuska Qaran ee 60-guurada Maalintii ay Somaliland qaranimadeeda ka Qaadatay Gumaystihii Ingriiska.

0
Thursday June 25, 2020 - 17:38:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyo u Diray Xuska Qaran ee 60-guurada Maalintii ay Somaliland qaranimadeeda ka Qaadatay Gumaystihii Ingriiska.

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyo u Diray Xuska Qaran ee 60-guurada Maalintii ay Somaliland qaranimadeeda ka Qaadatay Gumaystihii Ingriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyo u Diray Xuska Qaran ee 60-guurada Maalintii ay Somaliland qaranimadeeda ka Qaadatay Gumaystihii Ingriiska.
Hargeysa(Xogreebnews)- Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu Shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku Hambalyey 60-guurada kasoo wareegtay Maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay gumaystihii Ingriiska 1960kii, isla markaana noqonay qaran madaxbanaan, iyadoo ay si rasmiya u aqoonsadeen dawlada Somaliland Wadamada dunidu.
Wallow ay xornimadii Maalintaasi inaga Ambatay, hadana waa maalin marag iyo markhaati u ah inay Somaliland tahay qaran madaxbanaan oo jiray, maanta Insha allah dhowaan kamid noqon-doonaa qaramada Aduunka.
Sidoo kale, waxa uu Maareeyaha Dekedaha Somaliland intaa ku daray, in Shacab-weynaha Somaliland isku duubnaadan, isla markaana meel uga soo wada-jeestaan tisqaadkooda dawladnimo iyo weliba ka midho dhalinta  himiladeena ah inaynu mar labaad kamid noqono Dawladaha dunida.
Guul Somaliland insha Allah, waynu helin waxaynu haybinayno.
Alla mahadleh maamulka Bogga Maareeyaha Dekedaha Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured