Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hambalyey Xuska 26-ka Jun "1960-kii ayey Somaliland noqotay Qaran Madaxbanaan, Insha Allah Markalena Waynu Noqon Qaran Kamid ah Kuwa Dunida".

0
Thursday June 25, 2020 - 20:06:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hambalyey Xuska 26-ka Jun "1960-kii ayey Somaliland noqotay Qaran Madaxbanaan, Insha Allah Markalena Waynu Noqon Qaran Kamid ah Kuwa Dunida".

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hambalyey Xuska 26-ka Jun "1960-kii ayey Somaliland noqotay Qaran Madaxbanaan, Insha Allah Markalena Waynu Noqon Qaran Kamid ah Kuwa Dunida".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hambalyey Xuska 26-ka Jun "1960-kii ayey Somaliland noqotay Qaran Madaxbanaan, Insha Allah Markalena Waynu Noqon Qaran Kamid ah Kuwa Dunida".
Hargeysa(Xogreebnews)- Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Shacab-weynaha Somaliland ku Hambalyey xuska 60-guurada kasoo wareegtay Maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland noqotay qaran Madaxbanaan, isla markaana gumaystihii Ingriiska ka qaadatay Xornimadeedii.
Inkastoo ay inaga luntay xoriyadii qaaliga ahayd iyo madaxbanaanideeni, isla markaana ay ina hoday midnimadii la eeday ee midowgii Somali-weyn, hadana maanta Somaliland waa dal madaxbanaan, lehna astaan kastoo dawladeed.
Waxanaynu rajaynaynaa sanadaha soo socda in Ilahay inoo rummeeyo Himiladeena, inoo-na aqbalo dedaaladeeni iyo ducooyinkeeni, insha Allah Somaliland way noqon doontaa qaran kamid ah qaramada aduunka.
Guntii iyo gebo-gebadii waxaan Shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland usoo jeedinaya inay dedaalada halkaa kasii wadaan, isla markaana u midoobaan 'qaranimadooda' sidoo kale na isku duubnaadan, taasaa lagu gaadhaya guusha-weyn ee aynu raadkeedii hayno 
Alla mahad leh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured