"Ummad aan la qaybin waligeed lama Guumaysan, Kala qaybinta Bulshaddu waa astaan u gaar ah guumaystaha. Jiritaankeena Somalinimo iyo masiirkeena Cidna Marti uga noqon mayno".Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

0
Saturday June 27, 2020 - 17:21:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ummad aan la qaybin waligeed lama Guumaysan, Kala qaybinta Bulshaddu waa astaan u gaar ah guumaystaha. Jiritaankeena Somalinimo iyo masiirkeena Cidna Marti uga noqon mayno".Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

    "Ummad aan la qaybin waligeed lama Guumaysan, Kala qaybinta Bulshaddu waa astaan u gaar ah guumaystaha. Jiritaankeena Somalinimo iyo masiirkeena Cidna Marti uga noqon mayno".Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ummad aan la qaybin waligeed lama Guumaysan, Kala qaybinta Bulshaddu waa astaan u gaar ah guumaystaha. Jiritaankeena Somalinimo iyo masiirkeena Cidna Marti uga noqon mayno".Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar.
Jigjiga(Xogreebnews)-Madaxweynaha Maamulka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar, ayaa sheegay kala qaybsanaan iyo kala qaybta lagu sameeyo Umadi, inay tahay dhaqanka gumaystaha, Umaad Aan la kala qaybina lama gumaysan ayuu yidhi Madaxweyne Mustafe Cagjar oo bartiisa Facebook ku baahiyey qoraal aad u kooban, kaasoo u dhigan sidan.
"Ummad aan la qaybin waligeed lama guumaysan, Kala qaybinta bulshaddu waa astaan u gaar ah guumaystaha.
Jiritaankeena Somalinimo iyo masiirkeena Cidna Marti uga noqon mayno!
Markaste Midnimo Somalinimo Ayaa Astaan Noo Ah!".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured