"Soomaaliland Geeray ka Xigtaa Googoosi". Siyaasi Axmed Cali Faarax.

0
Saturday June 27, 2020 - 19:19:43 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Soomaaliland Geeray ka Xigtaa Googoosi". Siyaasi Axmed Cali Faarax.

    waxaan Xukuumada soomaaliland u sheegayaa in aanay dhacayan in soomaaliland la googoosto iyada oo nool dadka reer soomaaliland ay ka xigaan dhimasho Bulshada reer soomaalilaand waxay ka sugayaan Golahayaasha Xeerdajinta Wakiikada iyo Guurtida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan Xukuumada soomaaliland u sheegayaa in aanay dhacayan in soomaaliland la googoosto iyada oo nool dadka reer soomaaliland ay ka xigaan dhimasho Bulshada reer soomaalilaand waxay ka sugayaan Golahayaasha Xeerdajinta Wakiikada iyo Guurtida
Khudbadii madaxweynaha ee 26 Jun waxay u marag furtay heshiiskii ay xukuumada soomaaliland la gashay soomaaliya ee si dhexgalka bulshada su'aashu waxay tahay dad goormay is dhexgalaan, waase heerka is dhexgalka bulshadu ee Dhaqanka iyo Ciyaaruhu, dadka waxay is dhexgalaan markay isla meel dhigaan waxay isku hayeen,dhaqanka iyo ciyaaruhuna waa halkii ugu danbaysay oo ah dhamaystirka isdhex galka labada dhinac .
Qodobada hadhay ee 
1-Hawada
2-Dhaqaalaha iyo
3-Amniguba,waa qaar dhamaantood u fulinya ujeedadii soomaaliya doonaysay ee ahayad inaynu ku xidhnaano una daba fadhiisano ,waxii xidhiidh toos ah ee aynu la wadaagi jirnay Bulshada Caalamka ,Isla markaana waxba ka jiraan ka dhigaysa doonisteenii iyo Himiladeeni Maxdabanaanideena,Isla markaana inoo horseedaysa in soomaalilaand oo taagan  la googoosto marba qurub ka mid ah soomaaliyana gacanta loo galiyo maadaama oo ay sharci tahay cida ku matalaysaa waxii ay saxeexdo fulintoodu,
Hadaba waxaan Xukuumada soomaaliland u sheegayaa in aanay dhacayan in soomaaliland  la googoosto iyada oo nool dadka reer soomaaliland ay ka xigaan dhimasho
Bulshada reer soomaalilaand waxay ka sugayaan Golahayaasha Xeerdajinta Wakiikada iyo Guurtida soomaaliland iyaga oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga a awoodna u siiyay ilaalitiisa iyo kula xisaabtanka Xukuumadu, inay u yeedhaan Xukuumadu Soomaaliland  kana dalbadaan soo gudbinta heshiiskan kana dhigaan waxba karma jiraan ,cidii soo gashayna ku qaadaan Xiyaamo Qaran madaama oo ay ka hor imanayaan Qaranimada,Madaxbanaanida Iyo Jirtaanka Soomaalilaand 
ILLAAHOW SOOMAALILAAND BADBAADI OO BARAKEE 
Ahmed Ali Farah
Siyaasi Madaxbanaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured