Wasiirka Arimaha gudaha oo Xilkii ka Qaaday Agaasimihii Ciidamada Dab-demiska...

0
Saturday June 27, 2020 - 20:00:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha gudaha oo Xilkii ka Qaaday Agaasimihii Ciidamada Dab-demiska...

    Wasiirka Arimaha gudaha oo Xilkii ka Qaaday Agaasimihii Ciidamada Dab-demiska...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha gudaha oo Xilkii ka Qaaday Agaasimihii Ciidamada Dab-demiska...
Hargeysa(Xogreebnews)- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii fulinta ee ciidanka dab-damiska Somaliland Cabdiqaadir Cumar Xaashi.
Warqada xilka qaadista oo soo gaadhay Shabakada Wararka ee Xogreebnews, ayaa lagu sheegay in Wasiirka ogaysiiyey  xilka qaadista Agaasimaha Ciidamada dab-demiska Taliyaha guud ee Ciidamadaas.
Geesta kale Taliyaha Ciidamada Dab-demiska ayaa dhowaan shaqada ka Joojiyey agaasimahan xilka laga qaaday.
Halkan hoose ka Akhri.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured