"Somaliland iyo xaaladda Maanta: Somaliland madaxdeeda waxan leeyahay waxa la idiinka baahan yahay daah furnaan kasbata kalsoonida shacabka" Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan

0
Saturday June 27, 2020 - 22:28:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland iyo xaaladda Maanta: Somaliland madaxdeeda waxan leeyahay waxa la idiinka baahan yahay daah furnaan kasbata kalsoonida shacabka" Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan

    "Somaliland iyo xaaladda Maanta: Somaliland madaxdeeda waxan leeyahay waxa la idiinka baahan yahay daah furnaan kasbata kalsoonida shacabka" Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland iyo xaaladda Maanta: Somaliland madaxdeeda waxan leeyahay waxa la idiinka baahan yahay daah furnaan kasbata kalsoonida shacabka" Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan
"Waxan jeclahay inaan halkan fariimo uga diro madaxa Somaliland iyo shacabka Somaliland labadaba. 
Shacabka Somaliland Waxan leeyahay ictiraafku waa rabitaankeena iyo doonisteena aynu raadinayno, tukaan Mayaalo oo lama soo iibin karo, bakhaarna kuma xaraysno oo lagama soo rarayo; caalamkuna inaga akhrisan maayo gooni baanu isu taagnee na ictiraafa.  
Dib u eega qaabka ay dawladuhu u kala baxaan, waxa Khasab ah in aynu marno afti caalamku markhaati ka yahay, dhabaha loo marayaana waa wadahadal midho dhal ah.  
Yeynaan waxwaliba shaki ka abuurin laakiin waa mihiim in aynu si dhow ula socono talaabooyinka iyo geeddi socodka dhacdooyinka. 
Somaliland madaxdeeda waxan leeyahay waxa la idiinka baahan yahay daah furnaan kasbata kalsoonida shacabka.   
Waxa la idiinka baahan yahay dhiiranaan aad la hor-timaaddaan wixii danta shacabka iyo dalka somaliland aad u arktaan ama aad ka geyn waydaan ee aad kala soo kulantaan wadahadlada caalamku dabada ka riixayo oo ah fursad aynaan hore u helin. 
Waxaa iyana xusid mudan in aynu galney xilli xasaasiya oo loo baahan yahay isu duubnida shacabka iyo in meel looga soo wada jeesto wadahadalka Somaliland iyo Somalia.   Waxa muhiima in la abuuro dareen shacab oo muujiya wadalahaanso Somaliland la wada ilaashado. 
Ilaahay khayrka ha ina waafajiyo
Siyaasi Cabdirashid Xasan Mataan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured