Ururada Bulshada iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool oo Shahaado sharaf gudoonsiiyey La-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Waxqabad Mug leh Fuliyey...

0
Sunday June 28, 2020 - 13:04:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururada Bulshada iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool oo Shahaado sharaf gudoonsiiyey La-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Waxqabad Mug leh Fuliyey...

    Ururada Bulshada iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool oo Shahaado sharaf gudoonsiiyey La-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Waxqabad Mug leh Fuliyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururada Bulshada iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool oo Shahaado sharaf gudoonsiiyey La-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Waxqabad Mug leh Fuliyey...
Laascaanood(Xogreebnews)-Ururrada Bulshada ee ka shaqeeya Gobolka Sool iyo Aqoonyahanka, ayaa Shahaado sharaf ku maamusay la-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, oo mudooyinkii u dambeeyey Gobolka ka waday Mashaariico iyo Horumar dhinaca Bulshada ah.
La-taliye Madaxweyne Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, waxa uu Qalabayn xoogan ku sameeyey Computer Lab ka iskuulka Muuse Yuusuf, wuxuu sidoo kale ka qaybqaatay qaadhaanka loo ururiyey Ambalance-ka Magaalada Laascaanood.
Sidoo kale, waxa uu u kuurgalay xaalada Dugsiga Farsamada gacanta ee Deegaanka Adhi-cadeeye, isagoo kaalin weyn kaga jira horumarka Gobolka Sool, gaar ahaana xaga Sport-ga iyo Is-dhexgalka Bulshada. Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir waa masuul dhalinyaro ah, isla markaana la dareen-noqday Bulshada gobolada bariga Somaliland. 
Waxqabadyada Kadib waxa Maanta La-taliye Madaxweyne Cabdiwaaxid Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Ururka Cagaarshe oo ka shaqeeya arimaha Deegaanka, Kadib Doorkii uu ka qaatay Cagaarinta Gobolka Sool.
La-taliyaha Madaxweynaha arimaha Bulshada Md Cabdiwaaxid oo ka Dareen celinaya Shahaadada dhiri-gelinta ah ee lagu maamusay ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray qoraal kooban, kaasoo u dhigan.
"Ururka #Deegaancagaarshe ayaa maanta igu maamuusay shahaado sharaf doorkii aan ka qaatay olalaha cagaari deegaankaaga.
Waxtar yar oo kooban ayay ahayd gacantii aan ku lahaa dhiraynta deegaanka, waxaanse u qaatay "Faraska waxaa usha waxaa  loogu dhuftaa haka sii badiyo"
Deegaan doog ah oo la ilaaliyey, dhirta oo aynu qof qof iyo bulsho ahaanba u wada beerno ayaa inoo balan ah, idamka Rabbi".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured