Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Soo Dhoweyn iyo Duco ku Qaabilay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Saaxil Madaxweynuhu usoo Magacaabay,Kii horena Sabootiyey...

0
Monday June 29, 2020 - 13:26:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Soo Dhoweyn iyo Duco ku Qaabilay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Saaxil Madaxweynuhu usoo Magacaabay,Kii horena Sabootiyey...

    Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Soo Dhoweyn iyo Duco ku Qaabilay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Saaxil Madaxweynuhu usoo Magacaabay,Kii horena Sabootiyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera oo Soo Dhoweyn iyo Duco ku Qaabilay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Saaxil Madaxweynuhu usoo Magacaabay,Kii horena Sabootiyey...
Berbera(Xogreebnews)-Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera Md. Saleebaan Cabdi Looliya, ayaa soo dhoweeyey Magacaabista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Gobolka Saaxil usoo Magacaabay Badhasaabka Cusub, waxanu Ilahay uga baryey inuu u fudaydiyo xilka Culus ee Madaxweynuhu u Magacaabay.
Maareeye Saleeban Cabdi Looliya, waxa uu sii sabootiyey Badhasaabkii hore ee Gobolka Saaxil oo hada Madaxweynaha qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u Magacaabay Gobolka Sanaag. Waxanu Ilahay uga baryey inuu u fudaydiyo xilka. Sidaasna waxa uu Maareeye Saleebaan ku sheegay qoraal kooban oo bartiisa Facebook ku baahiyey, kaasoo u dhigan sidan.
"SAGOTIN IYO SOO DHOWAYN.
Hambalyo #Eng_Ahmed_Osman_Hassan
Gudomiyhii Hore ee Gobolka Saaxil  Hadana Loo Magacabay Gudomiyaha Gobolka Sanaag Oo Aanu Si GobanimobLeh u Soo Wada Shaqaynay Kuna Xasuusan Doono Daacadnimo Iyo Shaqo Wanaag, Allena Waxaan  Uga Baryayaa Inuu Xilkaas Cusub  U Fududeeyo Kuna Asturo.
Waxaa kale Oo Aan Hambalyo U Dirayaa Soona Dhawaynayaa Gudomiyaha Cusub Ee Gobolka Saaxil #Ahmed_Mohamed_Hashi In Alle Xilka Cusub Ku Asturo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured