Waxqabadka Muga leh ee Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera. Warbixin Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

0
Tuesday June 30, 2020 - 00:51:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxqabadka Muga leh ee Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera. Warbixin Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

    Waxqabadka Muga leh ee Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera. Warbixin Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxqabadka Muga leh ee Maareeyaha Wakaalada Biyaha Berbera. Warbixin Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige.
Muddo Sanad Iyo Sadex Bilooda Ayaa Laga Joogaa Markii Uu Maareeyaha Wakaalada Biyaha Ee Berbera Saleebaan Abdi Looliyo  Lawareegay Maamulka Wakaalada Biyaha Ee Magaalo Xeebeeda Bebera.
Masuuliyada Biyaha Ayaana Aha Mid Balaadhan Oo Ah Mid Ubaahan In Markasta Laga Warhayo Gacan Ku Hayntooda'Iyo daryeelkooda Madaama Biyahu Ay Yahiin Qayb Kamida Nolosha Aadamaha'
Wakaalada Biyaha Ayaana Umuuqata Mudooyinkii Udanbeeyay Mid Shaqadeeda Aad Loo Dardar Geliyay Oo Markaad Eegto Dhinacyada Hawlaha Ay Bulshada Reer Berbera'Uhayso.
"Maamulka Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Berbera Ayaana Wax Kabedel Iyo Dib Uhabayn Kusamaysay Beebabka Biyaha Ee Magaalada Dhex Marijiray Oo Muddo Dheer Oo Kudhowaad Ilaa 50 Sano Ah Aan Dayactir Lagu Samayn'Kuwaasi Oo Wakhtigan Qaar Kamida Labedalay Oo Kuwo Cusub Ladhigay'Si Ay Bulshada Berbera Uhesho Biyo Xawli Ah.


Dhinaca Kale Maamulka Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Berbera Ayaa Suura-geliyay Intii Ay Xilka hayeen In Biyo Balaadhan Lagu Sameeyo Xaafada Waraaba Utaaga Oo Badankeeda Bilaa Biyo Ahayd ,geesta Kale Waxay Biyo balaadhin Kusameeyeen Dhinaca Xeebta Batalaale Oo Ee Magaaladu Udurkayso Madaama Huteelo Baddani Kuyaalaan.

"Ceelasha Biyahu Ay Kayimaadaan
Ee Faradeero Iyo Dubaar Ayaa Iyana dayactir Iyo Dub Uhabayn Ay Wakaaladu Kusamaysay.

Dhanka Kale Wax Dhowaan Ladhagax Dhigay Dhisme Dabaqa Oo Loogu Adeegi-doono Bulshada
Kaasi Oo Wayn Kusoo Kordhindoona Shaqadii Wakaalada.

Isku Soo Wadda Duub Oo Xaalada Biyaha Ee Magaalada Berbera Ayaa Maanta Umuuqda Mid Biyaha Ka Haqabla,

Xiliyada Xagaaga Ee Ay Xoolahuna Dhoofayaan Ayaa Badiba Ay Biyahu Magaalada Ka Maqnaan Jireen.
Hase Ahaatee Sanadkan Waxa Muuqda In Ay Bayahu Caadi Ahaan Usocdaan.
Waxaana Taasi Kamarag-kacaya Sanadkan Oo Dhoofkii Xoolaha  Iyo Waraabinta Dhirta Dawlada Hoose Bertayba Jiraan Hadana Xaafa Magaalada Biyaha Caadigoodii Ayay usocdaan.
Waana Shaqadii Ay Shacbiga Reer Berbera Uhayeen Oo Fiican.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured