Faysal Cali Waraabe Oo Daaha Ka Fayday Sir Culus Sheegayna In Wasiir Xirsi Kamid Yahay Ururka Alshabaab”Xirsi Waa Ninkii Shalayto Toraylaha Qaatay Ee Kula Hadlaayay Alshabaab”

0
Saturday July 06, 2013 - 19:25:46 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Waraabe Oo Daaha Ka Fayday Sir Culus Sheegayna In Wasiir Xirsi Kamid Yahay Ururka Alshabaab”Xirsi Waa Ninkii Shalayto Toraylaha Qaatay Ee Kula Hadlaayay Alshabaab”

    Hargeysa (xogreebnews.com- Gudoomiyaha xisbiga ucid engineer faysal cali waraabe ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- Gudoomiyaha xisbiga ucid engineer faysal cali waraabe ayaa Hargeysa (xogreebnews.com- Gudoomiyaha xisbiga ucid engineer faysal cali waraabe ayaa sheegay in wasiirka madaxtooyadda somaliland kamid yahay ururka argagaxisada ah ee alshabaab faysal ayaa daaha ka fayday sababta ka dambaysa in dalalka reer galbeedku cilaaqaadkii kala noqdaan somaliland waxaanu sheegayn inay arintaas kaw ka tahay kadib markii dalalkani arkeen wasiiro xukuumadda siilaanyo ka tirsan oo argagaxiso ah waxaanu faysal sheegay in xirsi kamid yahay ururka alshabaab islamrkaana uu xirsi kula xidhiidho ururka alshabaab toroyadda lagu wada hadlo faysal oo arrimahaas ka hadlayana waxa hadaladiisii kamid ahaa


waar horta ma is waydiiseen aduunkii inala shaqaynayay xaguu tagay, ma waydiiseen dalalkii jaararka aaa xagay tageenma waydiiseeen maxaa ingiriis eryay, ma waydiiseen maxaa la inagu aamini waayay in hawlaha (operationska) lagaga hortagayo alshabaab aanay dadkeenau hogaamin ee ay hogaamiyaan dad shisheeye ah ma is waydiiseen waxa arintaas la inoogu aamini waayay

saddex jeer way ka badantahay inta la yidhi siilaanyo badal hebel iyo hebel oo uu kaw ka yahay isagu (xirsi) ninkii shalayto qaatay toroylaha ee shabaabka u yeedhay ee la hayo dadku la hadlay anagu la wadaagi mayni waxe badalbaa la yidhi waxaan idiin sheegaya hadaba reer somalilanaw waxa ingiriis inaga eryay, waxa maraykan ku khasbay inuu ictiraafo dawlad aan la qiimaynin wuxuu Maraykanku Yidhi Laba Shabaab uKala Hiilin maayo shabaab Qori Sidata Iyo Shabaab Soo Dhex Gashay Doorashadii Oo Ka Dhex toosay Odaygii (Madaxwaynaha) U Kala Hiilin Maayo horta sidaasaa la inagaga tagay

isku soo wada duuboo sirtan culus ee ku aadan argagaxisinimadda wasiir xirsi ee uu daaha ka fayday fayalsal cali waraabe ayaa noqonaysa caqabadii ugu waynayd ee soo foodsaarta xukuumadda somaliland iyadoo arintani sababtay in wadamadii reer galbeedka ee somaliland saaxibka dhaw la ahayd inay dalka ka muujiyaan shaki wayn maalinkastana ay dadkooda uga digaan dalka taas oo ay kaw ka tahay markii dalalkani dareemeen sida faysal sheegay in xirsi iyo rag kale oo xukuumadda siilaanyo kamid ahi ay yihiin argagaxiso



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured