War degdeg ah: Xukuumada Taiwan oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Somaliland...

0
Friday July 03, 2020 - 14:48:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War degdeg ah: Xukuumada Taiwan oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Somaliland...

    War degdeg ah: Xukuumada Taiwan oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Somaliland...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War degdeg ah: Xukuumada Taiwan oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Somaliland...
Taiwan(Xogreebnews)-Xukumada Dalka Taiwan, ayaa la sheegay inay Safiir usoo magacawday Jamhuuriyadda Somaliland.
Xukuumada Taiwan, waxay sheegtay in Maanta laga bilaabo ay magacawday Wakiilkeedii Somaliland.
Safiirka ay Taiwan usoo magacowday Somaliland waxa uu hore uga soo Shaqeeyey Dalka Sucuudiga.
Si kasta ha ahaatee dhowaan ayey ahayd markii ay xidhiidh Saaxibtimo ay wada yeesheen Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawlada Taiwan oo ka midaysan aqoonsi La'aanta. 
Taiwan is today the ambassador of Saudi Arabia. Luo Zhenhua nominates  new Ambasaddor of Somaliland.
La soco Xogreebnews wixii kasoo Kordha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured