"Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo"Sheekh Aadan siiro.

0
Friday July 03, 2020 - 23:03:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo"Sheekh Aadan siiro.

    "Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo"Sheekh Aadan siiro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxwayne Dhulkii Dhibaato Badan Ayaa Ka Taagan, Iyadoo Magacaaga La Isticmaalayo"Sheekh Aadan siiro.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah Culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo ka taagan Somaliland.

 

Sidoo kale sheikh aadan siiro ayaa  sheegay in  dad magaca madaxwaynaha Somaliland isticmaalayaa dhibaato badan ku hayaan bulshada oo dhinaca dhulka ah.

Dhanka kale sheikh aadan siiro ayaa xuay in khudbadan maanta ay hordhac utahay khudbado kale oo uu kaga hadli doono masiirka umada hogaamiyahoogu been maka sheegi karaa

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRO IYO ARIMAHA UU KAGA HADLAY;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured