Maamulka Dekeda Berbera oo ku Guulaystay Inay Isla markiiba Bakhtiiyaan Koontiinar Dabka Kacay Iyo Dekeda oo ay Heeganku Yihiin Gaadiid Dab-demis....

0
Saturday July 04, 2020 - 18:48:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Dekeda Berbera oo ku Guulaystay Inay Isla markiiba Bakhtiiyaan Koontiinar Dabka Kacay Iyo Dekeda oo ay Heeganku Yihiin Gaadiid Dab-demis....

    Maamulka Dekeda Berbera oo ku Guulaystay Inay Isla markiiba Bakhtiiyaan Koontiinar Dabka Kacay Iyo Dekeda oo ay Heeganku Yihiin Gaadiid Dab-demis....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Dekeda Berbera oo ku Guulaystay Inay Isla markiiba Bakhtiiyaan Koontiinar Dabka Kacay Iyo Dekeda oo ay Heeganku Yihiin Gaadiid Dab-demis....
Berbera(Xogreebnews)- Maamulka Dekeda Berbera, ayaa daqiiqado gudahood ku guulaystay inay ku bakhtiiyaan Koontiinar Dab ka kacay.
Koontiinarka Dabku ka Kacay, ayaa la sheegay inay ku jireen Badeecado ay-siidh kamid tahay, taasoo sababtay inuu dab ka kaco Koontiinarka, ma jiro wax Khasaare ah oo ka dhashay Dabkaas ka kacay Koontiinarka.
Hase-yeeshee Ciidamada Dab-demiska Dekeda Berbera, oo ku jiray heegan buuxa, ayaa degdeg u bakhtiiyey Koontiinarkaas, isla markaana kasoo qaaday goobtii uu yaalay, waxana la dhigay meel gooniya, Laguna bakhtiiyey.
Si kastaba ha haatee, waxa hada Shirkada Dp World iyo Maamulka Dekeda Berbera, usooo Iibiyeen Dekeda. Gaadiid Dab-demis oo heegan ku ah, gudaha Dekeda Berbera, waxana Baaburtaas Dab-demiska saaran shaqaale xir-fad sare u leh hawlaha dab bakhtiinta, kuwasoo loo tabo-baray Daminta Masiibooyinka Dabku hadii ay yimaadan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured