"MAR-GASHI BAAN GACMAHA KAA HAYAA EE MEEL - XUN HAYS DHIGINE" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Sunday July 05, 2020 - 01:34:15 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "MAR-GASHI BAAN GACMAHA KAA HAYAA EE MEEL - XUN HAYS DHIGINE" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "MAR-GASHI BAAN GACMAHA KAA HAYAA EE MEEL - XUN HAYS DHIGINE" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"MAR-GASHI BAAN GACMAHA KAA HAYAA EE MEEL - XUN HAYS DHIGINE" Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
Nin dhegala ayaa laga hayey inaan gar-daranahay waxaan ku garanayaa markii aan dhaqaaqay dadkoo dhan baa isoo wada eegaayey ,ninkaa dhegaha la'aa dareenmadiisa kale ayaa u shaqaynaayey,  shaqsiga reer  Somaliland ee bal waxba yuu Caqligu u shaqaynine dareemadiisa kale shaqaynayaan miyaanuu arkaynin Xumaanta ku jirta Madaxda Somalia  & kaarka a ku hayso  Talaabada kasta oo Somaliland qaado & sida  mida ku lidiga ah qaadayaan, ee ay ugu dambaysay  shalay baa Taiwan heshiis ina dhex- maray xalay buu farmaajo Safiirkii china u yeedhay sidii dagaal loogu qaadi lahaa Somaliland & Taiwan, hore waxaa u ogaydeen GINI, imaaraadka,& Gambia oo ay iyana iminka naftu kaga baxsan tahay, Xitaa diyaarada kenya ee la sheegayo waxay kaga fal-celinayaan Waftiga baarlamaanka kenya Ee Somaliland yimi, Farmaajo Maalin walba wuxuu isla Soo sawira mid yaroo Somaliland ka tegay, keliya isagoo uga jeeda inuu ku xumeeyo  bulshada Somaliland isagoo og inaanu inankan yari waxba u taraynin,  Shaqada ugu weyn ee ay hayaan waa Inay wax kasta oo Somaliland dhibsanayso ay qabtaan.
Kolay Sidaa tahay waxan is leeyahay Shaqsiga Reer Somaliland Maalin walba arkaaya Xumaanta intaa leeg ee damiir kastoo bani aadam dhibsan karaayo  ee aan digigaxanayn, waa mid aanu caqli dayee dareenka lixaad u shaqaynin, ragga Somalia ka taliyaa waa niman Aaminsan ku xumee, iyagaa iyagoo yaacaya imanayee, xitaa ma siiyo caqligoodu waa dad xumaan tirsanayee, wanaag tusa &  inaa ka xuntihiin xumaantaas dhacday tusa maaha, kan looga taag la' a yahay ee in sidaa loola dhaqmo ay cajibinaysaa Action- kii waa halkii dhalin-yaradee. Waa kuwii abwaankii lahaa 
Mar-gashi Baan Gacmaha Kaa hayaaye meel-xun hays dhigine,
Wa bilaahi tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured