Dagaal Beeleed Saaka ka Qarxay Deegaanka Horu-fadhi iyo Ciidamada Somaliland oo Gurmad degdega ugu Baxay Kala Dhex-galka labada Beelood...

Buhoodle(Xogreebnews)-Dagaal Beeleed, ayaa saaka ka qarxay Laba Beelood oo Walaala ah,kuwasoo ku Dagaalamaya Deegaanka Horu-fadhi.
Ma cada intaa uu le'eg yahay Khasaaraha soo kala gaadhay labada Beelood.
Dagaalka labada beelood ku dhex-maray Deegaanka horu-fadhi, oo ka Tirsan gobolka Buhoodle, ayaa la xidhiidha aanooyin Qabil.
Ciidamada Somaliland ee ku sugan nawaaxiga Buhoodle, ayaa la sheegay inay gurmad degdega ah, ugu baxeen Deegaanka dagaal Beeleedku ka qarxay, si ay u kala dhex-galaan labada beelood ee ku diraraaya halka.
La soco Xogreebnews wixii kasoo Kordha.
Leave a comment |
|