H A D A L M A L A W A DI!. Cabdixakiim Maxamed Cabdi

0
Sunday July 05, 2020 - 21:14:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    H A D A L M A L A W A DI!. Cabdixakiim Maxamed Cabdi

    Marjaca loo noqdo marka laysku khilaafo/maan dhaafo amuuraha masayriga ah ee qaranka Jsl waa dastuurka iyo xeer hoosaadkiisa, waxaa ku dhigan waajibaadka iyo heer awoodeed ka ay gaadhsiisan tahay maamulkoodu masuuliyiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marjaca loo noqdo marka laysku khilaafo/maan dhaafo amuuraha masayriga ah ee qaranka Jsl waa dastuurka iyo xeer hoosaadkiisa, waxaa ku dhigan waajibaadka iyo heer awoodeed ka ay gaadhsiisan tahay maamulkoodu masuuliyiinta
Marjaca loo noqdo marka laysku khilaafo/maan dhaafo amuuraha masayriga ah ee qaranka Jsl waa dastuurka iyo xeer hoosaadkiisa, waxaa ku dhigan waajibaadka iyo heer awoodeed ka ay gaadhsiisan tahay maamulkoodu masuuliyiinta bulshadu igmatay/dooratay, hadii ay dhacdo in ku xad gudbaana xeer baa ka yaala. Qadiyada gooni isu taaga qaranku waa go'aan shacab, maaha rabitaan gaar ahaaneed, shakhsi iyo khooxo toona, balse waa isku duubni dhamaan umada ku abtirsata dalka Somaliland. hadii ay dhacdo in xukumado ay qaado talaabo dalka iyo dadkaba kheyr u ah waxaa waajib ah in dastuurka la waafajiyo hadii kale waa hal bacaad lagu lisay! hanaanka hore u socodka horumarka dalka xeerbaa ka yaala, dib u dhacuna reeban! 


u soo noqo ujeedka iyo halka aan doonayo in wax kaa tuso/idinka tuso. 
waa wada hadaladii soo taxnaa ilaa xukumadii Madaxweyne Siilaanyo ilaa xukumadan Maxweyne Biixi ee u dhaxeeyay/dhaxeeya Jamuuriyada Somaliland iyo Somaliya. 
Heeshiisyada ka soo baxay maxuu ka qabaa dastuurku?

Soo qaado qodob kii ka midka ahaa qodobadii lagu heeshiiyay ee ahaa "Hawada waa la wada maamulayaa"
Qodobkaasi waxa uu si cad oo badheedh ah uga hor imanayaa Dastuurka. 
IFTIIMIN:
Ugu daadag hoos, sida uu dhigaayo Dastuurka qaranka JSL Qodobkiisa 2aad "Dalka Jamuuriyada Somaliland" farcamihiisa 1aad, 2aad iyo 3aad. Waxa ay qeexayaan, tilmaan buuxdana ka bixinayaan Dalka JSL; Hadii ay noqoto Cirka ama hawada sare, hadii ay noqoto bada, hadii ay noqoto dhigaha iyo loolka aynu mandaqada kaga naalno, hadii ay noqoto dalalka inala jaarka ah iyo hadii ay noqoto in dhulka JSL muqadas yahay. 
Maxsuulka soo baxayaa waa (Dib ilaa Raadi Dalkii Jamuuriyada Somaliland)
Wabilaahi-tawfiiq
Cabdixakiim Maxamed Cabdi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured