Gudida Nashaqadeynta Qaranka oo ay Hogaaminayso Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Maanta Dawladaha Hoose ee Dalka Ka Joojiyey Qorsheynta Dhulka Ilaa Inta Magaalo Kasta Ka Yeelanayso Master Plan.

0
Monday July 06, 2020 - 16:34:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Nashaqadeynta Qaranka oo ay Hogaaminayso Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Maanta Dawladaha Hoose ee Dalka Ka Joojiyey Qorsheynta Dhulka Ilaa Inta Magaalo Kasta Ka Yeelanayso Master Plan.

    Gudida Nashaqadeynta Qaranka oo ay Hogaaminayso Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Maanta Dawladaha Hoose ee Dalka Ka Joojiyey Qorsheynta Dhulka Ilaa Inta Magaalo Kasta Ka Yeelanayso Master Plan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Nashaqadeynta Qaranka oo ay Hogaaminayso Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Maanta Dawladaha Hoose ee Dalka Ka Joojiyey Qorsheynta Dhulka Ilaa Inta Magaalo Kasta Ka Yeelanayso Master Plan.
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudida Nashaqadeynta Qaranka oo ay Hogaaminayso Wasaaradda Hawlaha Guud  ayaa maanta oo bishu tahay 06-07-2020, Dawladaha Hoose ee Dalka ka joojisay Qorsheynta Dhulka Iyo Beeraha ilaa inta Magaalo kasta ka yeelanayso  Master Plan.
Gudoomiyaha Gudida Nashqadeynta Qaranka oo ah Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi oo ku dhawaaqay go’aamadda Gudida ayaa sheegay in kulan kani ahaa kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Gudidu, Dhinaca kalana wuxuu sheegay in 14- cishaba hal mar kulmi doonaan Gudidani, isla markaana eegi doonaan wixii qabsoomay iyo wixii danbe ee la fulin doono.
Wasiir C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa sheegay in maanta oo bishu tahay 06-07-2020, Dawladaha Hoose ee Dalka laga joojiyey Qorsheynta Dhulka Iyo Beeraha ilaa inta Magaalo kasta ka yeelanayso  Master Plan.
Dhinaca Kale waxa isla maanta wuxuu sheegay in Dawladdaha Hoose ee Dalka laga joojiyey inay bixiyaan waxa Dhul danguud ah, isla markaan laga mamnuucay inay ku tagrifalaan Dhulka danta-guud.
Wasiirku wuxuu sheegay in la farayo  dhamaan Maayiradda Dalka inay soo gudbiyaan Dhulkii Danta-guud ee ay qabteen Mudadii ay Xilka hayeen, Iyo Dantii Guud ee ay kala wareegeen Maayiradii  Iyo Golayaashi Deegaan ee ka horeeyey.
ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured