"Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Pr. Yasiin Maxed Xiir faraton waa wasiir Daacadnimo, Dadaal, & Nasiib wanaag isku darsaday". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Monday July 06, 2020 - 22:13:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Pr. Yasiin Maxed Xiir faraton waa wasiir Daacadnimo, Dadaal, & Nasiib wanaag isku darsaday". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Pr. Yasiin Maxed Xiir faraton waa wasiir Daacadnimo, Dadaal, & Nasiib wanaag isku darsaday". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Pr. Yasiin Maxed Xiir faraton waa wasiir Daacadnimo, Dadaal, & Nasiib wanaag isku darsaday". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Wasiirka Arrimaha Debeda Somaliland Pr. Yasiin Maxed Xiir faraton waa wasiir Daacadnimo, Dadaal, & Nasiib wanaag isku darsaday, Wuxu Mudan yahay inaynu ku hambalyeyno Mudadii uu wasiirka Arrimaha Debeda hayey inuu ku Talaabsaday Guulo Muhiima oo la taaban karo, waxaanan ku rajo-weynahay inuu Goor aan dheerayn  gacanta ku soo dhigi doono  rajada aynu ku taamaynay inta badan ee ah Somaliland oo qaramada Aduunka ka mid noqota bi idni laahi kariim, kuwo badan oo naftu kaga baxday wado- wadaynta Somaliyana Waagu ugu beryi- doono cirka dheer-dhul kaa dheer.
Sideedaba Siyaasada Samirku waa ka kow, umadi amaba Shaqsiba Haddii uu waayo inuu hadafkiisa ku Samri waayo himiladiisa ma gaadho, Wasiir faraton wuxuu u dhaw yahay kii  daacadnimadiisa iyo Dadaalkiisu ay ka  dhabayn lahayd Samirka umada Somaliland Soo gashay waqtiga badan, waxaanan  kaga baxayaa wasiir waxaad  mudan tahay inaanu kugu hambalyeyno wax- qabadkaaga, iyo inaad ogaato inay bulshadaadu og tahay talaabo kasta oo aad u qaaday waxqabadka dalkan wa bilaahi Tawfiiq.
Kayd Cabdilahi Xandule.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured