Fanaanka Cabdiraxmaan Oday iyo Fanaanad Itoobiyan ah oo Soo Bandhigay Hees Dhaqan-xumo weyn Wadata...

0
Tuesday July 07, 2020 - 23:38:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Cabdiraxmaan Oday iyo Fanaanad Itoobiyan ah oo Soo Bandhigay Hees Dhaqan-xumo weyn Wadata...

    Fanaanka Cabdiraxmaan Oday iyo Fanaanad Itoobiyan ah oo Soo Bandhigay Hees Dhaqan-xumo weyn Wadata...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanka Cabdiraxmaan Oday iyo Fanaanad Itoobiyan ah oo Soo Bandhigay Hees Dhaqan-xumo weyn Wadata...
Hargeysa(Xogreebnews)- Fanaanada reer Ethiopia ee Hirut timnot iyo Fanaanka reer hargaysa ee Cabdiraxmaan Oday ayaa soo bandhigay muuqaal anshaxa ka baxsan oo dood badan ka abuuray baraha Bulshada.
Fanaanada Ethiopianka ah ayaa muuqaalka kusoo bandhigtay qaybo kamida jidhkeeda oo aan astur nayn.
Muuqaalka heesta ayaa lagu duubay xeebta Batalaale ee Magaalada Berbera iyo buuraha Degmada Shiikh ee gobolka Saaxil.


Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa la sugayaa talaabada ay qaadayso iyada oo wasaaradu fanaaniin hore oo muuqalka heesaha ay qaadaan aan jidhkoodu asturnayn ka mamnoocday inay yimaadaan Caasimadda Hargaisa kuna qabtaan bandhig faneedyo. 
Waan Heesaha Ugu Dhaqan Xun Ee Ay Matalen fanaaniinta  Xidigaha Geeska


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured