DAAWO;-Maayar Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Hirgaliyeen.

0
Thursday July 09, 2020 - 00:39:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO;-Maayar Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Hirgaliyeen.

    DAAWO;-Maayar Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Hirgaliyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO;-Maayar Kuxigeenka Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Mashaariicda Horumarineed Ee Ay Hirgaliyeen.

WAJAALE(Xogreebnews)-Maayarka kuxigeenka magaalada tog wajaale Mursal Nuux Cismaan ayaa ka warbixiyay maashaariicda horumarineed ee ay ka hirgaliyeen degmo ganacsiyeedka tog wajaale iyo kuwa ay hada gacanta ku hayaan.

 

Sidoo kale maayarka kuxigeenka degmada tog wajaale ayaa isbarbar dhig ku sameeyay  wakhtigii xukuumadii daahir riyaale sidi ay ahayd iyo  mudadii ay talada gacanta ku hayeen xukuumadihii kulmiye oo uu sheegay in madaxwaynayaashii kala danbeeyay ee kulmiye degmada tog wajaale ka hirgaliyeen mashaariic faro badan marka loo eego wakhtigii xukuumadii Daahir Riyaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured