Masuul ka Tirsan Tirsan Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista C.I.D-da Hargaysa

0
Thursday July 09, 2020 - 14:33:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul ka Tirsan Tirsan Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista C.I.D-da Hargaysa

    Masuul ka Tirsan Tirsan Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista C.I.D-da Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul ka Tirsan Tirsan Xisbiga Waddani oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista C.I.D-da Hargaysa
Hargeysa(Xogreebnews)- Maxamed Sidiiq Dhamme, oo ahaa Xoghayihii hore ee Garabka dhalinyarada Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in xarunta Danbi baadhista C.I.D Hargaysa looga yeedhay Xoghayaha xanaanada xoolaha ee Xisbiga Waddani Md. Axmed Shugri.
Sidoo kale, Xoghaye Maxamed Sidiiq Dhamme, waxa uu intaa ku daray inuu soo dacweyey Xoghayaha Wadani ee Xanaanada Xoolaha,Wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed.
Sidaasna waxa uu ku sheegay Md. Maxamed Sidiiq Dhamme, qoraalu ku baahiyey bartiisa Facebook, kaasoo u dhigan sidan.
"Saaka waxa looga  yeedhay xarunta Danbi baadhista C.I.D Hargaysa Xoghayaha xannaanada xoolaha Xisbiga WADDANI Axmed Shugri oo hadda ku jira baadhis. Waxa soo dacweeyay wasiirka wasaaradda horumarinta xannaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Siciid Sulub oo dhibsaday shir jaraa'id oo Xoghayahu qabtay 2 Jun 2020, kagana warramay  markab xoola siday oo sucuudigu soo celiyay 22 May 2020". Ayuu yidhi Maxamed Sidiiq Dhamme.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured