Ciidamada Qaranka Somaliland oo Saldhig Cusub ka Samaystay Bariga Fog ee Gobolka Sanaag....

0
Thursday July 09, 2020 - 17:05:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Qaranka Somaliland oo Saldhig Cusub ka Samaystay Bariga Fog ee Gobolka Sanaag....

    Ciidamada Qaranka Somaliland oo Saldhig Cusub ka Samaystay Bariga Fog ee Gobolka Sanaag....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Qaranka Somaliland oo Saldhig Cusub ka Samaystay Bariga Fog ee Gobolka Sanaag....
Hargeysa(Xogreebnews)- Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku sugan jiida bariga fog ee Gobolka Sanaag, ayaa saldhig ciidan oo hor-leh ka samaystay Deegaanka Baragaha-Qol ee Gobolka Sanaag, oo dhinaca Bari kasii xigta Magaalada Dhahar.
Ciidamada Qaranka ee jidaas, ayaa waxa hoggaaminaya janaraal Muuse Jaamac Delef, waxanu Maanta Taliyuhuu xadhiga ka jaray saldhig Cusub oo Ciidanka Agaasi degenaan doonaan.
Sidoo kale, Ciidamada Qaranka Somaliland ee halkaa ku sugan, ayaa kulamo la qaatay qaybaha Bulshada ee Deegaanka Deegaanka Baragaha-Qol ee Maanta Saldhiga Saldhiga sameeyey.
Waxanay Ciidamadu dadweynaha ku wargeliyeen in aanay haba-yaraatee wax dhiba la Kulmi doonin, isla markaana wada-shaqayn la yeelan doonaan, iyagoo balan  qaaday inay sugayaan Ciidamadu amniga Dadweynaha Deegaankaas.
Geesta kale, waxgaraadka iyo Bulshada Deegaanka Maanta Ciidamadu Saldhiga xadhiga ka jareen, ayaa niyad-Sami kusoo dhoweeyey Ciidamada Qaranka Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured