Wafti Culus oo Wada Gaadhi Ambalasa iyo Haamaha Ogsojiinta oo Gaadhay Magaalada Laasnacood...

0
Saturday July 11, 2020 - 14:12:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Culus oo Wada Gaadhi Ambalasa iyo Haamaha Ogsojiinta oo Gaadhay Magaalada Laasnacood...

    Wafti Culus oo Wada Gaadhi Ambalasa iyo Haamaha Ogsojiinta oo Gaadhay Magaalada Laasnacood...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Culus oo Wada Gaadhi Ambalasa iyo Haamaha Ogsojiinta oo Gaadhay Magaalada Laasnacood...

Laascaanood(Xogreebnews)- Wafti Balaadhan oo u hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee arimaha Bulshada Md Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa Maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Adhi-cadeeye.

Waftiga Wasiirka Caafimaadka Somaliland Hoggaaminayo, ayaa kaalmo Caafimaad soo gaadhsiiyey Gobolka Sool, deeqdaas oo ay kamid yihiin, Gaadhi Ambalasa Haamaha Ogsojiinta.


Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo u bartiisa Facebook ku baahiyey La-taliyaha Madaxweynaha ee arimaha Bulshada Md Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir. Qoraalkaas ayaa u dhignaa sidan.
"Wefti uu hoggaaminaayo Wasiirka Horumarinta Caafimaadka, ayaanu maanta ku nimid Gobolka Sool.

Gawaadhi Ambulance yo ah, qalab caafimaad oo kala duwan iyo daawooyin ayaanuna soo gaadhsiinay cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanod.
Waxaan u mahad celinayaa maamulka gobolka, ka degmada, bahda caafimaadka iyo waxgaradka deegaanka sida milgaha leh ee aynu noo soo dhaweeyeen.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Reer Adhicadeeye oo si aan kala hadhlahayn noo soo dhaweeyey".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured