Heshiiska 3-da xisbi qaran ay ka gaadheen doorashada waa rajadii qaranka Somaliland oo dib u soo laabatay. Qalinkii Mustafe Shiine

0
Sunday July 12, 2020 - 13:55:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiska 3-da xisbi qaran ay ka gaadheen doorashada waa rajadii qaranka Somaliland oo dib u soo laabatay. Qalinkii Mustafe Shiine

    Heshiiska 3-da xisbi qaran ay ka gaadheen doorashada waa rajadii qaranka Somaliland oo dib u soo laabatay. Qalinkii Mustafe Shiine

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heshiiska 3-da xisbi qaran ay ka gaadheen doorashada waa rajadii qaranka Somaliland oo dib u soo laabatay. Qalinkii Mustafe Shiine
Caqliga ayaa maanta teliyay,  waxaana meesha ka baxay caadifadii iyo kala adkaanshihii ku dhisnaa is muquunintii rayi'iga iyo isu dabaal-joogteyntii hore loogu gaadhi jiray heshiisyada ku danbeyn jiray ma dhalaysnimada. 
In guddida doorashada hadda jiraa ay shaqeeyaan waa waddada keliya ee inoo furayd ee sharciga ah , sanad ka hor ayaanan ku dhiiraday in xisbiga aan taageero ee WADANI uu aqbalo la shaqaybta komishankaa uu hogaaminaayo Cabdirashiid Riyaraac.


Sidoo kalena waxaan xubno xisbiga masuuliyiintiisa ku jira, sida hogaamiyaha iyo Afhayeenka oonu si kedis ah u kulanay u sheegay in aanay naga noqon sidii 2dii sano ee hore wakhtigu ugu lumay Komishankii hore ee wakhtigiisu iska dhamaaday. 

Si kastaba ha ahaatee,  waxaa muhiim ah in aynu hore u socono oo dalka laga qabto doorashooyinka golayaasha muddo dhaafka ah. 
Ugu danbeyna waxaan hambalyeynayaa masuulyiinta 3da xisbi iyo xukuumadda isla qaatay heshiiskan horo-socodka ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured