Dawlada Itoobiya oo Somaliland usoo Diraysa Wafti Miisaan Leh, magacdayna Safiir ka awood Badan Wakiiladii hore ay Somaliland ugu soo Magacaabi Jirtay...

0
Wednesday July 22, 2020 - 13:16:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Itoobiya oo Somaliland usoo Diraysa Wafti Miisaan Leh, magacdayna Safiir ka awood Badan Wakiiladii hore ay Somaliland ugu soo Magacaabi Jirtay...

    Dawlada Itoobiya oo Somaliland usoo Diraysa Wafti Miisaan Leh, magacdayna Safiir ka awood Badan Wakiiladii hore ay Somaliland ugu soo Magacaabi Jirtay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Itoobiya oo Somaliland usoo Diraysa Wafti Miisaan Leh, magacdayna Safiir ka awood Badan Wakiiladii hore ay Somaliland ugu soo Magacaabi Jirtay...
Addis-sababa(Xogreebnews)-Ilo wareedyo Diblumaasiyadeed, ayaa tibaaxay in dawlada Itoobiya Wafti culus u dirayso Somaliland.
Waftiga ayaa sida la sheegay waxa hoggaaminaya Wasiirka Maaliyada dalka Itoobiya Axmed Shide, iyo xubno kaloo calculus. Waftiga ayaa la filaya inay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhan todobaadkan.
Lama oga ujeedada rasmiga ah ee waftigu u imanayaan Jamhuuriyadda  Somaliland, hase-yeeshee xogo ay heshay Shabakada Xogreebnews, ayaa sheegaya in dawlada Itoobiya saska qaaday waftigii Masaarida ee dhowaan booqashada ku yimi Somaliland, isla markaana kulamo la Yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weliba Wasaarada arimaha dibada.
Geesta kale, dawlada Itoobiya oo dhowaan sababo aan la garanayn ula soo baxday wakiilkeedii Somaliland, ayaa hada dib u magacowday Safiir la Yeeshay inuu ka awood badan yahay wakiiladii hore Itoobiya usoo magacaabi Jirtay Somaliland. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured