Wargeyska ugu Caansan Dalka Taiwan oo Waraysi Diblumaasiyadeed oo Xiiso badan la Yeeshay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad.

0
Thursday July 23, 2020 - 18:14:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 270
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeyska ugu Caansan Dalka Taiwan oo Waraysi Diblumaasiyadeed oo Xiiso badan la Yeeshay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad.

    Wargeyska ugu Caansan Dalka Taiwan oo Waraysi Diblumaasiyadeed oo Xiiso badan la Yeeshay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska ugu Caansan Dalka Taiwan oo Waraysi Diblumaasiyadeed oo Xiiso badan la Yeeshay Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad.

Canada(Xogreebnews)- Wargeyska ugu weyn dalka Taiwan ee lagu magacaabo Thetaiwantimes, ayaa Waraysi diblumaasiyadeed la Yeeshay Safiirka hore ee Somaliland u fadhiyey dalka isu-taga Imaaraadka Carabta Amb. Hassan Yassin Hirad. Kaasoo mudooyinkii u dambeeyey qoraalo Diblumaasiyadeed ku baahinayey bartiisa Twitter.

Wargeysku waxa uu Diblumaasi Xasan ka Waraystay arrimo dhowr ah, oo ay kamid tahay inuu Bulshada Taiwan isbaro iyo teetalkiisi hore ee safiirnimo siduu ku yimi, waxa kaloo heerkiisa aqooneed iyo weliba waxbarashadiisi.

Waxa kaloo, Wargeysku Safiirka ka Waraystay xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan, waxanu u sheegay in mudo dheer ay xidhiidho Saaxibtimo lahaayeen Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhadaas oo soo bilaabmay 1998-kii xiligaas oo u Somaliland Hoggaamiye ka ahaa Alla ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. Xidhiidhka 1998-kii u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan waxa uu safiirku u sheegay inuu ahaa mid ganacsi. Sidoo kale waxa uu Safiirku Wargeyska u sheegay in laga midho-dhaliyey xidhiidhkaas, waxanu intaa ku daray Safiirku in Xukuumada Taiwan ay Somaliland u fidiyeen adeegyo caafimaad iyo waxbaraasho.

Geesta kale, waxa uu Wargeysku waxka waydiiyey caqabadaha ka hor iman karaa Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan. Waxanu kaga jawaabay in caqabado jiraan, hase-yeeshee laga gudbi karo, hadii labada dal la yimaadaan isku duubni Siyaasadeed iyo Samir la muujiyo. Waxanu intaa ku daray in xulufo Siyaasadeed lala sameeyo Dawladaha kalee dunida.

Wargeysku waxa kaloo uu Diblumaasigan reer Somaliland waydiiyey maku talo jirtaa inaad soo booqato Taiwan, waxanu kaga Jawaabay waan ku talo-jiraa waayo Taiwan waa dal aan jecelaahay, hadii Korono-Fayras baxo insha allah waan imanaya Taiwan. Waxa kaloo uu Wargeysku waydiiyey sidee Shacabka JSL u arkaan Xidhiidhka soo ifbaxay ee Somaliland iyo Taiwan. Waxanu Safiirku Wargeyska u sheegay in Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland u heelan yihiin Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Taiwan, waxa kaloo uu Wargeyska uga waramay in Safiir Somaliland u Magacawday Taiwan Maxamed Xaaji, isla markaana Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ay wada taageersan yihiin Safiirkooda Taiwan.

Safiirka Somaliland ee Taiwan waxa uu ka midho dhalin doonaa Saaxibtimo labada dal ayuu yidhi, ayuu yidhi Safiir hore Xasan Yaasin Hirad.

Waxa kaloo uu safiirku Carabta ku dhuftay in si weyn loo xoojin doono Xidhiidhka Siyaasadeed iyo ka ganacsi ee labada dal. Halkan hoose ka Akhri Warbixin Wargeyska.

Hassan H. Yassin started his professional career in the education sector, eventually moving into a number of leadership positions in different educational institutions in both Canada and the United Arab Emirates.

He was later selected to serve his country as the Ambassador of Somaliland to the United Arab Emirates and Head of Mission, where, in his own words "I had the privilege of re-shaping the focus of (the) relationship between Somaliland and the UAE.

More recently, in Canada, he became a Global Peace Ambassador and a voluntary advocate for Somaliland recognition.



As a former ambassador to the UAE, did you foresee the announcement earlier this month that will see Hargeisa and Taipei exchange ambassadors once the COVID-19 pandemic has been defeated?


From day one, I was optimistic that Hargeisa – Taipei relations would grow much faster than anticipated, as both countries were fully committed towards long-lasting relations based on shared common values and destiny.

This is demonstrated by the early arrival of Taiwan’s ambassador in Hargeisa just a few days ago.


How do you think this was seen in the wider world of ambassadorial relations?


This event has been a key news item for a number of days both in our respective regions, and around the globe.

It has been seen as a progressive policy from Taiwan to reach out to Somaliland and establish such strong ties between the two nations.

Many people in Somaliland have now heard of the Taiwan-model and its success story despite having almost zero natural resources.


Are there any challenges the relationship faces that might not be immediately evident to the man or woman on the street in both nations?


Definitely. There will be some challenges as key international players compete to establish themselves in the region which might put some pressure on the Hargeisa – Taipei relationship.

Given the nature and character of both nations, however, I strongly believe that they will overcome any challenges that crop up in the near future.


The Horn of Africa and the nations therein are receiving a lot more focus in Taiwan nowadays. What is the understanding of Taiwan and East Asia in Somaliland?


In general, people (in Somaliland) know very little about countries in East Asia, however, people now have a much deeper understanding of Taiwan and its success story.

Our people are so pleased with the support Taiwan has provided and will continue to provide, especially in the healthcare field.

Is it an area you have been to yourself? Any future plans in this regard?


I have never been to East Asia before, but I am planning to visit Taiwan to learn more about the country in every aspect.


In your current post as a Global Peace Ambassador for Somaliland, will you be involved in the upcoming increase of ties between our respective nations?


The government in Somaliland appointed Ambassador Mohamed Omar Hagi to lead the mission in Taipei, and he will be supported by all Somalilanders regardless in order to make his mission successful.

Do you see any similarities between our neighbour China with its territorial ambitions vis-a-vis Taiwan, and Somalia with its claims over Somaliland?


As I stated earlier, Somaliland – Taiwan have a solid common shared background that completely outshines Somali – China relations.

Somaliland and Taiwan have shown the world their commitment to democracy and freedom.

Any message to the people of Taiwan learning about our newest diplomatic ally?

I would like to tell them that our nation is a real ally to Taiwan, and that our people are eager to learn from your success story.

Many of them are already considering a visit to start a business relationship, or perhaps shift their businesses from China to Taiwan, while some are even considering now studying in Taiwan.

 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured