Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu Degdeg Usoo Magacaabo Raysal-wasare iyo Xukumad.. Raysal wasaare Khayre oo La Riday...

0
Saturday July 25, 2020 - 13:57:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu Degdeg Usoo Magacaabo Raysal-wasare iyo Xukumad.. Raysal wasaare Khayre oo La Riday...

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu Degdeg Usoo Magacaabo Raysal-wasare iyo Xukumad.. Raysal wasaare Khayre oo La Riday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ugu Baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu Degdeg Usoo Magacaabo Raysal-wasare iyo Xukumad.. Raysal wasaare Khayre oo La Riday...
Muqdisho(Xogreebnews)- Gudoomiyaha golaha Shacabka Somaliya Mursal, ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo inuu degdeg usoo magacaabo Raysal Wasaare iyo Xukumad dalka gaadhsiisa Dooraasho qof iyo Cod ah.
Barlamaanka Somaliya ayaa maanta kalsoonida kala laabtay Raysal-wasaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo Xukumadiisa. 170 mudane ayaa kala noqday Codka Kalsoonida waxa diiday 80 mudane.
Xaalada Somaliya ayaa galaysa ninkii Burburka, waxana kala Huleelay Saaxibo mudo Siyaasada ku midaysa waa Farmaajo iyo Khayre.
Si kastaba ha haatee waxa la filaya todobaadka soo socda in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya Farmaajo soo magacaabo Raysal-wasare cusub, kaasoo soo dhisi doonaa Xukuumad iyo gole Wasiiro.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured