Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyada Ciidul Adxa u diray Madaxda Qaranka, Shacabka iyo Shaqaale-weynaha Dekedaha Somaliland....

0
Thursday July 30, 2020 - 14:31:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyada Ciidul Adxa u diray Madaxda Qaranka, Shacabka iyo Shaqaale-weynaha Dekedaha Somaliland....

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyada Ciidul Adxa u diray Madaxda Qaranka, Shacabka iyo Shaqaale-weynaha Dekedaha Somaliland....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Hambalyada Ciidul Adxa u diray Madaxda Qaranka, Shacabka iyo Shaqaale-weynaha Dekedaha Somaliland....
Berbera(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa Shucuubta Islaamka meel kasta oo ay joogaan uu dirayaa Hambalyada Munaasibada qaaliga ah ee
Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka oo maalinta berri ah ku beegan.
Waxa kaloo uu Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi Hambalyada Ciidul Adxa u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka, Xukuumada Somaliland, golayaasha Qaranka iyo weliba Asxaabta.
Sidoo kale, waxa uu Hambalyada Ciidul Adxa dirayaa Shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kastoo ay joogaan, waxanu leeyahay Sanaadkan sanaadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, Ilahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee Maalmahan khayrka badan.
Waxa kaloo uu Maareeyuhuu Hambalyada Farxada Ciidul Adxa la wadaagayaa Shaqale-weynaha Dekeda Berbera meel kastoo ay joogaan, Xasaaskooda iyo Caruurahoodaba. Waxanu u rajeeyey in Ilahay nabad-qab,Caafimaad iyo Horumar ku gaadhsiiyo Ciida dambe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured