Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Hambalyada Ciidul Adxa u Diray Muslimiinta, Shacabka Somaliland iyo Madaxda Dalka....

0
Thursday July 30, 2020 - 17:37:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Hambalyada Ciidul Adxa u Diray Muslimiinta, Shacabka Somaliland iyo Madaxda Dalka....

    Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Hambalyada Ciidul Adxa u Diray Muslimiinta, Shacabka Somaliland iyo Madaxda Dalka....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Mujaahid Aadan Shiine oo Hambalyada Ciidul Adxa u Diray Muslimiinta, Shacabka Somaliland iyo Madaxda Dalka....
London(Xogreebnews)-Gudoomiyihii hore ee degmada Wajaale Md. Aadan Shiine ayaa Shucuubta Islaamka meel kasta oo ay joogaan uu dirayaa Hambalyada Munaasibada qaaliga ah ee Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka oo maalinta berri ah ku beegan.
Waxa kaloo uu Gudooomiye Aadan Shiine Hambalyada Ciidul Adxa u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, Xukuumada Somaliland, golayaasha Qaranka iyo weliba Asxaabta Siyaasadda Somaliland.
Sidoo kale, waxa uu Hambalyada Ciidul Adxa dirayaa Shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kastoo ay joogaan, waxanu leeyahay Sanaadkan sanaadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, Ilahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee Maalmahan khayrka badan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured