Marwo Suhuur Abiib oo Umada Muslimiinta iyo Shacabka Somaliland u Dirtay Hambalyada Ciidul Adxa...

0
Thursday July 30, 2020 - 18:12:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Suhuur Abiib oo Umada Muslimiinta iyo Shacabka Somaliland u Dirtay Hambalyada Ciidul Adxa...

    Marwo Suhuur Abiib oo Umada Muslimiinta iyo Shacabka Somaliland u Dirtay Hambalyada Ciidul Adxa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Suhuur Abiib oo Umada Muslimiinta iyo Shacabka Somaliland u Dirtay Hambalyada Ciidul Adxa...
Canada(Xogreebnews)-Marwo Suhuur Abiib oo kamid ah, Haweenka Somaliland ee Siyaasada ku jira, ayaa Shucuubta Islaamka meel kasta oo ay joogaan uu diraysa Hambalyada Munaasibada qaaliga ah ee
Ciidal-Adxaha ee sannadka Hijriyada Islaamka ee 1441-ka oo maalinta berri ah ku beegan.
Marwo Suhuur Abiib, Waxa kaloo ay Hambalyada Ciidul Adxa u diraysa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Saylici, Xukuumada Somaliland, golayaasha Qaranka iyo weliba Asxaabta Siyaasadda Somaliland.
Sidoo kale, waxay Hambalyada Ciidul Adxa diraysa Shacab-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland meel kastoo ay joogaan, waxanu leeyahay Sanaadkan sanaadkiisa ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo, Ilahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee Maalmahan khayrka badan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured