"Cadho ka dhalatay Xidhiidhka Duplamasiyeed ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan ayaa sheegaya in Ciidamada Shiinaha iyo ciidamada Somali ay Dhawaan badda ka wada samaynayaan Dhoola-tus milatery". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Friday July 31, 2020 - 23:44:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cadho ka dhalatay Xidhiidhka Duplamasiyeed ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan ayaa sheegaya in Ciidamada Shiinaha iyo ciidamada Somali ay Dhawaan badda ka wada samaynayaan Dhoola-tus milatery". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Cadho ka dhalatay Xidhiidhka Duplamasiyeed ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan ayaa sheegaya in Ciidamada Shiinaha iyo ciidamada Somali ay Dhawaan badda ka wada samaynayaan Dhoola-tus milatery". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cadho ka dhalatay Xidhiidhka Duplamasiyeed ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan ayaa sheegaya in Ciidamada Shiinaha iyo ciidamada Somali ay Dhawaan badda ka wada samaynayaan Dhoola-tus milatery". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.
"Cadho ka dhalatay Xidhiidhka Duplamasiyeed ee dhex maray Somaliland iyo Taiwan ayaa sheegaya in Ciidamada Shiinaha  iyo ciidamada Somali ay Dhawaan badda ka wada samaynayaan Dhoola-tus milatery, Maqalka arrintani waxa Cadho weyn ka muujiyey taliya Ciidanka Maraykan Ee africada barri iyo guud ahaanba Diplamasiyiin maraykan ah waxaana isna Socda dadaal loogu gogol xaadhayo dhoola- tus aad u balaadhan oo ay  wada Samaynayaan Sadex-geesoodka ciidamada Badda ee Maraykanka, Taiwan, iyo Somaliland oo isna ka dhici - doona badda  waqtiga loo cayimo.


Hore loo yidhi (haygu Tumin durbaanada, iyo daasadaha jaan, kuma dido hargoolow) Somaliland waa dad qiyamkooda Aaminsan oo jidkay marayaan u  cad yahay, Talaabo kasta oo uu qaado Cadawga Somaliland wuxuu kor u sii qaada hanka iyo himilada bulshadani leedahay. Waxay u eg tahay inay maantana ka hilaaci doonto hal- fadhigeed.
Hambalyo ayaan idin leeyahay bulsha weynta Reer Somaliland ciida Adxa, bashbash iyo barwaaqo ku ciida


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured